HomeWararka

Wararka

Golaha Wadatashiga Qaran oo bixiyay macluumaad ku saabsan hannaanka lagu bilaabayo howlgal...

Golaha Wadatashiga Qaranka ee Soomaaliya ayaa si xooggan u taageeray howlgallada ka dhanka ah Al shabaab, in la sii wado wajiga 1-...

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa maanta Baarlamaanka u gudbisay xisaab xirka sanadka ...

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u gudbisay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliy...

Xisbiyada Muacaraadka Somaliland iyo ururada siyaasadda oo war kala duwan ka soo saaray go...

Xisbiyada mucaaraadka Somaliland ayaa si buuxda u aqbalay go'aankii ay soo saareen guddiga dhexdhexaadinta ee ku saabsanaa khilaaf...

Beesha Caalamka oo War-saxaafaddeed kasoo saartay dagaaalkii Laascaanood baaqna u dirtay l...

Beesha caalamka ayaa war ka soo saartay dagaalkii jimcihii ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood kaas oo dhexmaray ciidamada mi...

Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo oo war ka soo saaraty taliyihii Ciidanka Somaliland ee Goo...

Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo ayaa war cusub ka soo saaray taliyihii ciidamada Somaliland ee taliskii Goojacadde, sidoo kale wax...

Maxkamad ku taal Puntland oo xukun dil ah ku riday labo wiil oo dhalinyaro ah

Maxkamadda Puntland ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa xukun dil ah ku riday labo nin oo horraantii sanadkan gabar yar k...

Howlgal lagu dilay ku dhawaad 50 dagaalyahan oo ka tirsan Al shabaab oo ka dhacay gobolka...

Faah faahinno dheeraad ayaa laga helayaa howlgallo dhaliyay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, howlgalladaan...

SSC Khaatumo oo digniin culus u dirtay maamulka Somaliland

Hoggaamiyaha SSC Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw- Cali Firdhiye ayaa diray fariin ku wajahan madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, f...

Faah faahinno ka soo baxaya khasaarihii ka dashay dagaalkii Cawsweyne iyo Sheekh Shariif S...

Warar kala duwan oo madax bannaan ayaa ka soo baxaya khasaaro dhashay dagaal  shalay dhacay deegaanka Cawsweyne ee gobolka Galgadu...

Dhimasho iyo dhaawac ka dashay kaalin shidaal oo ku taal dalka Romania

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay 46 kalena way ku dhaawacmeen qaraxyo ka dhacay kaalin shidaal oo ku taal Romania, sida warbaahi...

Ciidamada dowladda iyo diyaaradaha Markeykan oo howlgal ku dilay xubno ka tirsan Al shabaa...

Wara ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in iyaga oo kaashanaya ciidamada cirka ee Markeykanka in ay howlgal ka ful...

Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Laascaanoonood

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa faah faahin ka bixiyay tirada  maxabiista ay ku qabtaan dagaalkii shalay ka dhacay taliska Goojacadde e...

Live Now

English News

Facebook Feed