HomeWararka

Wararka

Ra’iisal Hamza oo Safiirka dowladda Ingiriiska kala hadlay xiisadda Soomaaliya iyo I...

Ra’iisul Wasaare Hamza Cabdi Barre ayaa Arbacadii la kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya, Mike Nithavrianakis, oo ay ka wada hadleen ...

Booliska Soomaaliya oo ku guulaystay in ay ka hortagaan qarax lagu aasay suuqa mashquulka ...

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay  fashiliyeen  walxaha qarxa koo  aaseen kooxo looga shakisan yahay argagixisanim...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan xasaasi ah Wasaaradda Gaashaandhigga kula yeeshay saraaki...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta wasaaradda gaashaandhigga kulan kula qaatay saraakiisha ciidamada xoogg...

Xanuunka Shuban Biyoodka oo ka dilaacay magaalada Buulaburde ee gobolka Hiiraan isla marka...

Cudurka  Shuban Biyoodka ayaa dilaacay magaalada Buuloburde ee gobolka Hiiraan kaasoo dilay lix caruur ah, sida ay sheegeen saraak...

Faah faahino ka soo baxay dagaal khasaaro geystay oo malleeshiyo beeleed ku dhexmaray gobo...

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaalka maanta ka dhacay deegaanno hoos u yimaado magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. U...

Dowladda Soomaaliya oo qabaneyso bannaanbixii ugu weynaa kaasoo ka dhan ah damaca Itoobiy...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa ku dhawaaqay bannaanbax ballaaran oo lagu...

Ururka OLF ee Oromada oo ka horyimid heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland isla markaana Abiy...

Jabhadda hubaysan ee xoraynta Oromada oo magaceeda loo soo gaabiyo OLF ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay kaga soo horjeedo heshii...

Dowladda Shiinaha oo bayan adag ka soo saartay damaca Itoobiya ee biyaha Soomaaliya isla m...

Dowladda Shiinaha ayaa taageero xooggan u muujisay xornimada,  madaxbanaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, sida lagu shaac...

Golaha Wasiiradda Jabuuti oo kulan ka yeeshay xaaladda Soomaaliya iyo Itoobiya isla markaa...

Golaha Wasiirada Jabuuti ayaa isugu yimid kalfadhigoodii ugu horeeyay ee Golaha Wasiirada sanadka 2024-ka, waxaana looga hadlay ar...

Somaliland oo xabsiga dhigtay masuul ay ku eedeeysay in uu la shaqeeynaya sirdoonka dowlad...

Maxkamad ku taala magaalada Hargaysa hal sano iyo bar ku xukuntay Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye oo ay ku eedeeysya in uu la sahqeyna...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay Somaliland kaddib markii ay xirtay dad shacab ah iyo ...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay tallaabadii ay Somaliland ku qaaday qaar ka mid ah dadkii ka soo horje...

Taliska ciidamada Danab ee Puntland oo ka horyimid natiijadii ka soo baxday doorashadii s...

 ee ku jiray dhanka mucaaradka ayaa si kulul u diiday sheegashada Madaxweyne Siciid Deni ee ku aadan in uu ku guuleystay doorasha...

Live Now

English News

Facebook Feed