HomeSports

Sports

FIFA oo u balanqaad muhiim ah u sameysay garsoore Cumar Cartan

Garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cabdulqaadir Cartan, oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu uga garsooro tartanka ciyaaro...

Garsoore Cumar Cartan oo dhexdhexaadinta mid ka mid ah ciyaaraha ugu wayn Yurub

Xiriirka kubadda cagta ee UEFA ayaa shaaciyay in garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan uu dhex-dhexaadin mid kamid ah ...

Koonfur-galbeed oo ka ka hartay ka qayb-galka Koobka Dowlad-goboleedyada

Maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya (KGS) ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uusan ka qayb-galayn Koobka dowlad-goboleedyada dalka, k...

Xulka Soomaaliya oo ka haray isreeb-reebka koobka ciyaaraha carabta kadib ciyaar adag oo a...

Xulka qaranka Soomaaliya ayaa caawa ka haray isreeb-reebka Koobka ciyaaraha Carabta FIFA Qatar 2025, kadib markii ay ciyaar adag l...

Xulka qaranka Soomaaliya oo ka badiyey dhigooda Rwanda

Xulka qaranka Soomaaliya ee ka yar 17 sano ayaa galabta guul weyn oo 3–0 ah ka gaaray dhiggooda Rwanda, kulan ka tirsan Ciyaaraha ...

Madaxweynaha Soomaaliya oo maamusay Cumar Cartan oo noqday garsooraha ugu wanaagsan Afrika...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Garsooraha ugu wanaagsan Afrika ee sanadka 2025, Cumar Cabd...

Howlwadaag oo guul cajiib ah ka gaartay ciyaaraha gobolka Banaadir & Madaxweyne Xasan...

Degmada Howlwadaag ayaa ku guuleysatay koobka tartanka cayaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir, kadib markii ay ciyaartii kama damb...

Soomaaliya guuldarro kala kulantay ciyaarta isreeb-reebka CAF Champions League oo Kenya dh...

Kooxda Mogadishu City Club (MCC) oo matalaysay Soomaaliya ayaa guuldarro 3-1 kala kulantay kooxda Kenya Police FC, ciyaartii koowa...

Live Now

English News

Facebook Feed