HomeWararka

Wararka

Waa Sidee Xaaladda Magaalada Garowe.

Xaalada Magaalada Garoowe ayaa maanta daggan kadib dagaal qaraar oo shalay ka dhacay  halkaas, kaas oo dhaliyay khasaaro xooggan o...

Waa Sidee Xaalada Garowe iyo Wararkii Ugu Dambeeyay.

Ku dhawaad 10 ruux ayaa ku dhimatay halka tiro intaas ka badan ay ku dhaawacmeen dagaal Maanya Magalaada Garowe ku dhexmaray Ciida...

Baarlamaanka Puntland oo Bayaan Ka soo Saaray Furitaanta Dastuurka kaas oo Dhaliyay Dagaal...

Golaha Wakiilada Puntland oo ansixiyay furitaan dastuurka Maamulkaas kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Garowe,  kaas oo looga d...

Dagaal Ka Bilaawday Magaalada Garowe iyo Wararkii Ugu Dambeyay.

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya magalaada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa sheegaya in rasaas xooggan ay ka bilaabtay gudaha m...

Dagaal Ka Dhacay Laascaanood iyo Wararkii Ugu Dambeeyay.

Faah faahino kala duwan oo ka imaanaya magaalada Laascaanoow  ee gobolka ayaa sheegaya in xalay madaafiic ay ku soo dhacday gudaha...

Hirshabeelle oo Tallaabo Ka Qaadeyso Cali Jeyte Sidoo Kalana Shaacisay Sababtii Xilka Loog...

Maamulka Hirshabeele ayaa jawaab ka bixiyay  tallaabadii uu qaaday guddoomyihii xilka laga qaaday kaas oo qaadacay wareegtadii loo...

Xubno Ka Tirsan Al-shabaab oo Lagu Dilay Deegaan Hoostaga Xarardheere.

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya howgallo Ciidanka deegaanka ay ku fuliyeen deegaanno hoosta degmada Xarardheere ee Galm...

Xiisad Ka Taagan Garowe iyo Ciidan Buux Dhaafiyay Magalaada.

Magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ee Puntland ayaa lagu soo warramayaa in ay ka jiro xiisad kacsan  oo laga dareemay maanta Gobol...

Madaafiic Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Lagu Garacay Shabeelada Hoose

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya gobolka Shabeelada Hoose kadib markii madaafiic lagu garaacay  deegaaanno hostaga gobol...

Muuse Biixi oo Sheegay Hal-arrin oo Soomaaliya ay Nabad ku Heli Karto.

Madaxweynaha Soomaali oo qudbad uu jeedinayay Ciidan tababar soo dhameystay ayaa waxaa uu soo hadal qaaday xaaladda Soomaaliya,  M...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan La Yeeshay Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka.

Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan wadajir ah la qaatay Gu...

Howgallo Dad Lagu Soo Qabtay oo Ka Laga Sameeyay Muqdisho.

Faah faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya howgallo qorsheysan oo Ciidanka ammaanka Soomaaliya ay ka fuliyeen deegaanno iyo degmo...

Live Now

English News

Facebook Feed