HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay Senatarada Aqalka

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan gaar ah oo lagu gorfeeyey xaaladda dalka la...

Iran ayaa si guul ah ugu dirtay hawada sare dayax gacmeedka Chamran-1 ee gudaha lagu farsa...

Iran ayaa ku guulaysatay in hawada sare ay u dirto dayax gacmeedka Chamran-1 kaasi lagu farsameeyay gudaha dalkaasi, waxaana lagu ...

DEGDEG Qaraxyo dad ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho

Inta la xaqiijiyey 3 ruux ayaa ku geeriyooday goordhow laba qarax oo ka dhacay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir. Labada qarax ...

Musharaxiinta Soomaaliland oo qaatay shahaadooyinka tartanka

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliland ayaa maanta guddoonsiiyey shahaadooyinka Musharixiinta Madaxweynaha iyo Ku xigeennada, si ay u...

Baaq culus oo ku aadan dagaalka Qasa oo ka soo baxay dalal Yurub & Islaam ah

Kukankan oo ay magaalada Madrid ku yeesheen qaar ka mid ah dalalka Yurub & kuwa Muslimka ayaa laga soo saaray baaqa ah in la h...

Soomaaliya oo ku hanjabtay in xiriir la yeelan doonto jabhadaha Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in go’aamo adag oo ka hor imaanaya danaha iyo midnimada Itoo...

Maxaa ka soo baxay kulamadii Qoorqoor & Deni ay ku yeesheen Gaalkacyo

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan labada dhinac ayaa xalay shir wadajir ah ku yeeshay...

Dabley hubeysan oo Nin iyo Xaaskii ku dilay gobolka Galgaduud

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in inta u dhaxeysa magaaloyinka Cadaado iyo Godinlabe xalay maleeshiyaad hubey...

Wasaaradda Diinta oo digniin ka soo saartay Macalimiinta Qur’aan ee u taga Alshabaab

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka iyo ducaadda uga digtay in ay u tagaan ...

Muxuu yahay qodobka cusub ee ka soo baxay kulankii Golaha Wasiirrada Soomaaliya ee maanta?...

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiye...

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawaca ku dhawaad 40 ruux oo ka socda Gobolka Mudug

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal beeleed dhimasho iyo dhaawac sababay gaaraya ku dhawaad 30 ruux oo ka socda qay...

Maxaa laga ogyahay Kulanka maalinkii labaad galay ee xalka Baydhabo dowladdu ka wado?

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo magaalada Baydhabo ku sugan maalinkii labaad ayaa kulan la yeeshay Ma...

Live Now

English News

Facebook Feed