HomeWararka

Wararka

Puntland oo sheegtay in Muqdisho aysan sii ahaan karin caasiimadda Soomaaliya eedna u jeed...

Wasiirka warfaafinta Puntland ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka aamustay dhibaatada ka dhacday magaalada Laascaanood ee xa...

Banaanbax lagaga soo horjeedo xariga Sheegow oo ka dhacay Muqdisho

Bannaabax lagaga soo horjeedo xariga Sheegow Axmed Cali oo ah sarkaal hore oo shalay ciidamada dawlada Soomaaliya xabsiga u taxaab...

Faah faahin ka soo baxaysa iska-horimaad dhaliyay khasaaro oo xalay ka dhacay magaalada Ga...

Ugu yaraan hal askari ayaa ku dhaawacmay iska horimaad xalay saqdii dhexe ciidamada booliska iyo kooxo hubeysan ku dhexmaray saldh...

Xubin ka tirsan Al shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada dowladda

Isxaaq Mayow Maxamuud  oo ka tirsanaa ururka Al shabaab ayaa isku soo dhiibay ciimada dowladda Soomaaliya qeybta 60aad, kaas oo sh...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Muqdisho ka furay shir hordhac ah

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Muqdisho uga furay shir h...

Taliyaha ciidamada xoogga iyo masuuliyiin kale oo gaaray furimaha dagaalka ee Shabeelada D...

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya  Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxidiin oo ay wehliyaan saraakiil kale  ayaa gaaray degmada ...

Aqalka Sare oo maanta la horgeeyay Hindise Sharciyeed muhiim ah kaas oo ka soo gudbay Gol...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ooy wehliyaan ku xigeennadii...

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegtay in ay dileen 5 xubin ka tirsan a Al-Shaba...

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaannada Garileey iyo Cali-yabaal ee gobolka Galgaduud waxa ay ...

Dhaqdhaqaaqyo ciidamo isku dhaf ah oo ka socdo gobolka Galgaduud iyo wararkii ugu dambeey...

Warar kala duwan oo ka imaanaya deegaanno ku yaal gobolka Galguduud  ee dowladda goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in halkaas ay k...

Maxay tahay sababta uu u baaqday fadhigii Golaha Shacabka ee maanta iyo jawaab laga bixiya...

Kulan ay maanta lahaayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soonmaaliya ayaa mar kale u baaqday kooram la'aan, sida u...

Dowladda Soomaaliya oo xabsiga dhigtay Sargaal hore oo xalay la dagaallamay ciidanka dowld...

Dowladda Soomaaliya ayaa faahin faahin ka bixisay dagaal xalay xilli dambe ka dhacay degmada Dharkeenley ee gobolkqa Banaadir, hal...

Shirkadda DP World oo sheegtay in ballaarinta dekadda Boosaaso ay ku baxeyso 366 milyan oo...

Shirkada laga leeyahay Isutagga Imaaraadka Carabat ee DP World ayaa ballaarin ku sameyneyso dekadda xarunta gacansiga Puntland ee ...

Live Now

English News

Facebook Feed