HomeWararka

Wararka

Dowladda UK oo malaayiin lacag ah ku taageertay dagaalka ka dhanka ah Al shabaab

Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday in 5 milyan oo dheeri ah oo ay ku bixineyso sanduuqa taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UN...

Faah faahinno ka soo baxaya muwaadiniin oo Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

Labo muwaadin oo Soomaali ah ayaa lagu dilay 48-kii saac ee lasoo dhaafay  gobolka East Cape ee dalka Koonfur Afrika, kuwaas oo la...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay Furitaanka Shirka Golaha Guud ee Qaramada M...

Kalfadhiga 78-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa saaka si rasmi ah uga furmay xarunta Qaramada Midoobay ee mag...

Soomaaliya oo ku celisay inay ka go’an tahay ciribtirka Al-shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa ballan qaaday in ay gacan ka geysan doonto dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-...

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay guddi muhiim ah kadib wareegto uu soo saaray maanta

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Xubnaha cusub ee Guddiga Xuquuqul Insaanka So...

Wakiilo ka socday Soomaaliya iyo Qatar uu yeeshay kulan muhiim ah

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa kulan la qaatay Sa...

Wasiirka arrimaha gudaha Kenya oo sheegay in qorshe qorshe Al shabaab looga saarayo dalkaa...

Wasiirka arrimaha gudaha Kenya Kithure Kindiki ayaa xaqiijiyay sida ay dowladda uga go’an tahay inay wax ka qabato rabshadaha ka s...

Diyaarad helicopter ah oo ay leeyihiin ciidamada Kenya oo ku burburtay meel u dhaw xadka ...

Sideed qof ayaa ku dhimatay diyaarad helicopter ah oo ay leeyihiin ciidamada Kenya oo ku burburtay meel u dhow xadka Soomaaliya, l...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay Kalfadhiga 78-aad ee Golaha loo dhan yah...

Kalfadhiga 78-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa soo bandhi...

Xamza Cabdi Barre iyo Ilhaan Cumarb oo kulan muhiim ah ku yeeshay dalka Mareykanka

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka iyo Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi ayaa yeeshay kulan gaar ah, Barre ayaa hadda ku ...

Midowga Yurub si ku meel gaar ah u hakiyay gargaarka ah uu siin jiray Soomaaliya

Madaxa fulinta Midowga Yurub ayaa si ku meel gaar ah u hakiyay dhaqaalihii uu siin jiray Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ee Sooma...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay taliyaal ciidan oo culus

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magacaabay laba taliye oo ciidan si loo dardargeliyo howlgallada ka dh...

Live Now

English News

Facebook Feed