HomeWararka

Wararka

Ciidan Gadoodsan oo Xirtay Waddooyin Ku Yaal Magaalada Garowe.

Faah faahino kala duwan oo ka soo baxaya Puntland ayaa sheegaya in Ciidamo gadoodsan ay xirteen mid kamid ah waddooyinka waa weyne...

Somaliland oo Maanta ay Ka Bilabaneyso Bixinta Kaararka Doorashada

Somaliland maanta waxaa ka bilaabaneysaa qeybinta  kaararka codbixinta  oo horay u shaaciyeen guddiga doorashooyinka in ay bilaaab...

Siciid Deni oo qaadacay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag uga horyimid heshiiskii dhawaan Golaha Wadatashiga Qa...

Faahfaahin weerar xooggan oo Al Shabaab ku qaadeen Masagawaay

Wararka ka imaanaya deegaanka Masagawaay ee gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaal culus oo muddo saaca...

Madax Hore oo Ka Hortimid Hadalkii Golaha Wadatasshiga Qaran iyo Digniin ay Soo Saareen

Madaxdii hore ee soo hoggamisay dawladda Faderaalka Soomaaliya oo ay ku jiraan Madaxweyne hore Sheekh Shariif, Gudoomiye hore ee B...

Hey,addaha Ammaanka Kenya oo Heegan La Galiyay Xadka Soomaaliya iyo Dalkaasi.

Dowladda kenya ayaa heegan culus galisay hey'addaha  ammaanka, kadib weerarkii Buul-mareer  ee jimcihii oo ay Al shabaab ku dileen...

Farmaajo oo Jawaab Ka Bixiyay Hishiiskii ay Soo Saareen Golaha Wadatashiga Qaran

Madaxwenihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay hannaankii hishiiska doorashooyinka dalka oo ay so...

Deg-Deg: Erdogan oo Ku Guuleystay Madaxweynaha Turkiga.

Doorashadii ka dhacday dalka Turkiga ayaa waxaa markale dib loo diirtay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo ku  guuleystay doorasha...

Al Shabaab oo Dal-dalaad ku Dishay 5 Ruux.

Wararka ka imanaya magaalada Bu'aale ee gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in Ururka Al shabaab ay dal-daleen  ilaa ruux kuwaas o...

Xubin Sare oo Ka Tirsan Al-Shabaab oo Soo Galay Gacanta Dowladda.

Dowladda Soomaaliyaa sheegtay in mid kamid ah hoggaanka sare Al-shabaab ay gacanta ku dhigaan, Ninkaan la qabtay aya lagu soo band...

Madaxweynaha Uganda ” Askarteenna ayaa Argagaxay Markii Al-Shabaab ay weerartay̶...

Dowladda Uganda ayaa ka hadashay weerarkii lagu dilay ciidankooda ka tirsam howgalka ATMIS jimcihii la soo dhaafay lagu dilay Buul...

Puntland oo Si Dadban Uga Jawaabtay War-murtiyeedkii Golaha Wadatashiga Qaran.

Puntland ayaa si dadban uga jawaabtay War-murtiyeedkii ay soo saareen golaha Wadatashiga Qaranka ee ku aadanaa hannaanka heshiiska...

Live Now

English News

Facebook Feed