HomeWararka

Wararka

Faah faahino kala duwan oo ka soo baxaya weerar qaraxyo ah oo lagu qaaday Suuqa Bakaaraha ...

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyootay, tiro intaasi ka badanna waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii maanta qaraxyo lagu weeraray Su...

Faah faahino kala duwan oo ka soo baxaya weerar qaraxyo ah oo lagu qaaday Suuqa Bakaaraha ...

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxyo maanta lagu weeraray Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, isla markaana dhaliyay kha...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo xoojiyay howlgallada ka dhanka ah kooxda Al shabaab

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo gacan ka helaya bulshada deegaanka ayaa xoojiyey howlgallada ay ka wadaan deegaano ka tirs...

Somaliland oo xubi ku xukuntay Qoraay iyo Abwaan caan ka ahay maamulkaas iyo deegaanada So...

Maxkamadda magaalada Hargeysa ayaa ku xukuntay qoraaga Cabdiraxmaan Abees hal sano iyo lix bilood oo xadhig ah. Go’aankan ayaa ima...

Aabaha dhalay gabadhii lagu gubay Muqdisho oo sheegay in uu doonayo in la isla duugo gaba...

Sheekh C/casiis Maxamed oo ah aabaha dhalay haweeneydii ninkeedii uu ku gubay magaalada Muqdisho, kaasoo loo heysto eedda ah dilka...

Oday dhaqameeed caan ah oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Muuse Haaruun Aadan oo ahaa oday dhaqameed caan ah  magaalada Muqdisho oo lagu magacaabi jiray Muuse Maquuni ayaa  kooxo hubeysan ...

Madaxweynaha Soomaaliya oo markale fariin adag u diray dowladda Itoobiya isla markaana jee...

Khudbadii ugu dambeysay ee uu jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu fariin adag u diray dowladda Itoobiya,...

Maxay ka wada hadleen taliyaasha ciidamada Soomaaliya iyo Uganda kulan muhiim ah oo ka dha...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxuyidiin ayaa magaalada Kampala kula kulmay dhiggiisa ...

Xukuumadda Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka oo yeeshay kulan xasaasi ah iyo waxyaabihii loo...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan xasaasi ah la qaatay Guddoomiye ku...

Xubin basaas u ahay Al shabaab oo lagu xakumay 10 sano oo xabsi kaddib markii gacanta lagu...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta  waxa ay xukun toban sano ah ku riday Maxamed Cabdullaahi Xaaji Cali (...

Maleeshiyaad weerar ku qaaday saldhig booliis oo ku yaalla Pakistan, iyagoo dilay ugu yara...

Maleeshiyo ku hubeysan qoryaha darandooriga u dhaca, qoryo iyo bambaanooyin ayaa ka hor waaberigii shalay weerar ku qaaday saldhig...

Qaramada Midoobay oo ballan qaaday inay tababaro farsamo siinayso ciidamada ammaanka Soom...

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan taageerada Soomaaliya ee UNSOS oo dalka ka taageera sidii kor loogu qaadi lahaa tayada ciid...

Live Now

English News

Facebook Feed