HomeWararka

Wararka

Kulan dhexmaray madaxda Soomaaliya & Eritrea, saacado kadib markii hoggaamiyayaasha, ...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah maanta yeeshay dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki, saacado kadib ma...

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo Ciidamada Dowladda faray in qofkii dil ka geystay Waqooyi Galgad...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta gaaray magaalada Ballanbale ee waqooyiga gobolka Galgaduud, ayaa halkaasi kaga qeybga...

Sidee madaxweyne Xasan Sheekh hadlay Israa’iil & Imaaradka oo taageera Somaliland?

MadaxweyneXasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed, ha noqdeen kuwa Somaliland ama qaybaha kale ee dalka, aysan...

Somaliland oo si adag u difaacday aqoonsiga Israa’iil ay ka heshay, kadib hadalkii madaxwe...

Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay hadallo uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku sheegay wareysi uu siiyay Telefish...

Yuusuf Dabgeed “Wax doorasho ahi ma aysan ka dhicin Beledweyne ama guud ahaanba Hirs...

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa si cad uga hor yimid natiijada doorashadii toddobaadkii hor...

Pakistan oo shaqeynaysa dib u soo celinta meydad badmaaxiin dalkeeda u dhashay oo lagu dil...

Dawlada  Pakistaan ayaa wada diyaar-garow lagu soo celinayo meydadka 3 badmaax oo Pakistani ah oo lagu dilay markab shidaal oo ay ...

Wax ka ogow tirada dhimasho & dhaawac ee duqeymaha  Maraykanka ka fuliyey Soomaaliya ...

Ugu yaraan 216 rayid ah ayaa lagu dilay ama lagu dhaawacay howlgallo duqeymo cirka ah oo Mareykanku ka fuliyay Soomaaliya intii u ...

Soomaaliya, Eritrea,  Suudaan & Masar oo kulan ku yeelanaya magaalada Calamayn

Hoggaamiyeyaasha Masar, Eritrea, Soomaaliya, iyo Suudaan ayaa maanta  ku yeelan doona shir heer sare ah oo afar geesood ah magaala...

Natiijada cidd ku guuleysatay doorashada Hirshabeelle oo la shaaciyey

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa caawa shaaciyey natiijada doorashooyinkii golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee maamulka H...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Soomaaliya u ogolaan doonto Itoobiya inay Badeeda is...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Federaalku ee hoggaamiyo diyaar u tahay inay Itoobiya u ogg...

Trump oo jeediyay hadallo adag oo uu ku weeraray Soomaalida ku nool Mareykanka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan doonayn in Soomaalidu ku noolaato Mareykanka, isaga oo ku eedeeyay dadka...

Muxuu yahay kulanka la qorsheeyey ee ay yeelan doonaan Madaxda Masar, Soomaaliya, Eritrea ...

Madaxweynayaasha Masar, Soomaaliya, Eritrea iyo hoggaamiyaha Suudaan ayaa la filayaa inay kulan gaar ah yeeshaan inta uu socdo Mad...

Live Now

English News

Facebook Feed