HomeWararka

Wararka

Muxuu yahay markabka sita calanka Soomaaliya ee Ruushku ku weeraray dekadda Ukraine ku taa...

Laba badmaax oo u dhashay Azerbaijan ayaa ku dhintay, laba kalena way dhaawacmeen kadib markii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay...

Boqolaal qaxooti Yemeni ah oo gaaray Jabuuti

Qiyaastii 500 oo qaxooti Yemeniyiin ah ayaa gaaray magaalada xeebta ah ee Ubukh ee dalka Jabuuti, kadib markii ay si xooggan u saa...

Pakistan oo la sheegay inay ka biyo diidsan tahay in lagu soo jiido dagaalka Yaman

Dawlada Pakistan ayaa la sheegay inay isku dayayso inay ka fogaato in lagu jiido colaadda Sacuudiga iyo Xuutiyiinta, iyadoo doonay...

Kulan xasaasi ah oo Qaahira ku dhexmaray masuuliyiin ka socda  Soomaaliya & Masar

Waxaa maanta kulan xasaasi ah oo ka dhacay dalka Masar yeeshay Taliyaasha ciidamada Cirka Sooomaaliya, Sareeye Guuto Cabdirisaaq M...

Somaliland oo eedeymo culus u jeedisay Wariye Xasan Galayr oo xabsiga la dhigay

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen Wariye Xasan Saleebaan Haaruun (Galaydh), kaas oo ay ku eede...

Carro wayn oo ka dhalaay askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga oo Shabeellaha dhexe si xun aa...

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dilka Axmed Shire Xuseen, oo ahaa askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, ...

Somaliland oo diyaar u ah in 2-kun oo askari u dirto Gaza, kana hadashay saameyntaTurkiga

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay in ilaa 2,000 oo a...

Dowladda Turkiga oo kordhiyay ciidamadiisa & maraakiibtiisa ku sugan xeebaha Soomaali...

Ciidamada Turkiga oo kaashanaya Ciidamada kuwa Sida Soomaaliya ayaa xoojiyay howlgallada lagu sugayo amniga xeebaha Soomaaliya, iy...

Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal dhimasho iyo dhaawac dhaliyey oo ka dhacay  Gobolka Gedo

Ugu yaraan 10 qof ayaa la soo sheegayaa inay ku dhinteen, tiro kalena ay ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay duleedka degmada B...

Aqalka Sare ee Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka La-dagaall...

Kenya oo war cusub ka soo saaray weerar kooxo hubeysan ka gaysteen gobolka Soomaalida ee W...

Booliska Gobolka Gaarisa ee dalka Kenya ayaa maanta sheegay inay fashiliyeen howgal la tuhunsanaa inuu ahaa qorshe lagu dhici laha...

Soomaaliya oo si caro leh uga hadashay weerarad Xuutiyiinta maanta ku qaadeen Sacuudiga

Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay kooxda Ansaarullah ee Xuutiyiinta Yemen, kadib markii ay weerarro maanta ku qaade...

Live Now

English News

Facebook Feed