HomeWararka

Wararka

Dowladda Soomaaliya oo guddi u saartay sidii looga hortagi lahaa cudurka Ebola oo kiiskii ...

Xukuumadda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin lagu xoojinayo ka hortagga cudurka Ebola, kaddib markii kiiskii ugu horreeyay laga ...

Faahfaahin: Khasaaraha dhimasho & dhaawac ee ka dhashay dagaal Alshabaab & dad s...

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu maanta ka dhacay deegaanka Tardo oo hoos taga degmada Jalalaq...

Muxuu yahay heshiisyada Soomaaliya saxiixday ee ku biirinaya shabakadda caalamka ee maamul...

Dowladda Soomaaliya ayaa saxiixday heshiisyo ku biirinaya shabakad caalami ah oo la xiriirta maamulka, xog-wadaagga iyo la socodka...

Dagaal khasaare dhimasho geystay oo Alshabaab & dad rayid ah ku dhexmaray Hiiraan

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus oo sababay khasaare kala duwan uu ka dhex qarxay kooxda Alshabaa...

DFS oo sheegtay in la dilay xubin Alshabaab kaalin ku lahaa qaraxyadii Soobe, ex Kontrol A...

War-saxaafadeed ka soo baxay Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay in duqeymo culus oo ay ka fu...

Dowladda Soomaaliya oo bilowday qorshe looga hortagayo faafitaanka cudurka Ebola ee kiiski...

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo sheegtay in ay si dhow ula socotay tan iyo markii Kenya laga xaqiijiyey kiiskii ugu horeeyey ...

Masuuliyiinta xilalka Wasiir & Xildhibaan isku haya ee dawlada Soomaaliya oo loo qabt...

Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Soomaaliya ayaa faray hay’adaha dowladda inay dhaqan geliyaan qodo...

Sheekh Shariif oo difaacay safar uu ku tagay Imaaraadka, kune eedeeyay dawlada abaabul dag...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo caawa warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa eedeymo culus wuxuu u ...

Somaliland oo digniin ka soo saartay roobab culus oo dabeylo wata oo ku soo fool leh Sayla...

Taliska Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa caawa soo saaray digniin ku aaddan roobab culus oo dabeylo wata, kuwaas oo laga...

Kenya oo diwaanagalisay kiiskii ugu horeeyay cudurka Ebola 

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Ebola Bundibugyo, kaas oo laga helay magaalada Caasimadda ee Nairo...

DFS oo sheegtay in ku dhawaad 600 oo xarumo caafimaad halis u galeen inay xirmaan

Wasiirka Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa sheegay in ku dhowaad 600 xarumood oo caaf...

Turkiga oo qorsheynaya in dayax gacmeedka Şimşek-1 uu ka diro Soomaaliya

Dowladda Turkiga ayaa qorsheynaysa inay sanadka soo socda ee 2027 sameeyso duullimaadka ugu horreeya ee gantaalkiisa cusub ee Şimş...

Live Now

English News

Facebook Feed