HomeWararka

Wararka

Midowga Yurub oo war cusub ka soo saaray colaada Laascaanood

Midowga Yurub ayaa mar kale hadal ka soo saaray colaada ka aloosan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, halkaasi oo ciid...

Midowga Yurub oo hub & lacag hor siinaya Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay qorshe uu hub ku siinayo Soomaaliya, xilli dawlada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku dhawaaqday ...

Ciidanka Dowladda oo Al-Shabaab kala Wareegay Deegaanno Hor Leh

Ciidanka dowladda Soomaaliyaa ayaa la wareegay deegaaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, halkaas oo muddo dh...

Dagaal Ka Dhacay Gobolka Hiiraan iyo Faah Faahino Ka Soo Baxaya.

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo Ciidanka Dowladda Soomaaliya, kuwa deegaanka oo dhinac iyo As ku dhex ...

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Madaxda Midwaga Ciidanka ATMIS oo kulan Ku Yeeshay Muqdisho....

Kullan looga hadlaayay Amniga Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, kullan ayaa u dhexeeyay Maamulka gobolka Banaa...

Howlgallo Laga Sameeyay Gobolka Hiiraan

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaan macawiisleyda ayaa gobolka Hiiraan ka wada dhaqdhaqaaq xoogga...

Ciidanka Ammaanka Soomaaliya oo Gacanta ku Dhigay Warshad Sameeyso Maandooriyaha

Ciidanka ammaank Magaalada Muqdisho ayaa howlgallo ay sameeyeen waxay kusoo bandhigeen waxyaabaha maanka dooriya iyo Goobihii lagu...

Rabshadaha Nairobi oo saameyn ku yeeshay Soomaalida ku dhaqan dalkaasi

Rabshadaha iyo dibadbaxyadii maanta ka dhacay magaalada Nairobi ayaa saameyn ku yeeshay Soomaalida ku dhaqan ee caasimada dalka Ke...

Roobab Sababay Dhimasho iyo Barakac oo ka Da’ay Dowlad Deegaanka Soomalida

Roobab Xooggan oo ka da’ay maalmihii la soo dhaafay dolwad deegaanka Soomaalida ayaa dhaliyay khasaaro Xooggan oo iskugu jiro dhim...

Nin ka tirsanaa Al-shabaab oo isku dhiibay dowladaa Soomaaliya.

Dowladaa Soomaaliya ayaa Soo bandhigtay Nin ka soo goostay kooxda Al Shabaab, kaas oo isku soo dhiibay Ciidanka dowladaa, waxana l...

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Dhagax Dhigay Warshad Muhiim ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay Warshadda Sameynta Burka oo ah tii ugu h...

Odayaasha Dhaqanka Muqdisho oo Tagey Furimaha Dagaalka Laascaanood.

Odayaashii dhaqanka ee ka tagay  Muqdisho ayaa gaaray goobaha ay isku hor-fadhiyaan Ciidamada Somaliland iyo deegaanka SSC waxayna...

Live Now

English News

Facebook Feed