Mucaaradka Puntland oo baaq u diray beesha caalamka kana hadlay arrimaha doorashada cakiran ee maamulkaas

Midowga Musharixiinta mucaaradka Puntland oo kulan ku yeeshay magaalada Garowe ayaa war ka soo saaray arrimaha doorashooyinka maamulkaas oo cakirnaa muddooyinkii dambe, kuwaas oo soo saaray bayaan ay ku dalbanayaan in xal nabadeed lagu dhameeyo hubanti la’aanta siyaasadeed ee ka jirta Puntland xilligan kala guurka ah.

Dallada Mucaraadka  oo warbaanta kula hadlay magaalada Garowe  ayaa saaxiibada caalamka ugu baaqay in ka qeybtaan xasilloonida siyaasadeed ee Puntland.

halkaan ka akhriso war-saxaafadeed ay soo saareen.

 

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed