HomeWararka

Wararka

Fasal Cali Waraabe oo diiday warqad casuumaad ah oo kaga timid Muuse Biixi baaqna soo saar...

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Ucid ee Somaliland ayaa diiday warqad furan oo casuumaad ah, taas oo  shalay uu u diray madaxweyna...

41 qof oo tahriibayaal ku geeriyooday dooni ku degtay xeebaha Mediterranean-ka

Ugu yaraan 41 qof oo tahriibayaal ah ayaa ku dhintay doon ku degtay todobaadkii hore bartmaha Mediterranean-ka, sida ay ku waramay...

Faah faahino ka soo baxay 6 qof oo shacab ah oo ku dhintay Shabeelada Hoose iyo dhawac tir...

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya ugu yaraan Lix qof oo Shacab ah oo ku dhimatay  Qarax Miino oo ka dhacay gobolka Shabe...

Howgallo culus oo ka dhan Al shabaab oo ciidamada dowladdu ka fuliyeen Galgaduud

Ciidamo katirsan dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa howgallo ka sameeyay deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Sooma...

Madaxweyne ku xigeenka  Galmudug oo faah faahin ka bixyay howlgalka wajiga labaad ee Al sh...

Madaxweyne ku xigeenka  Galmudug, Cali Daahir Ciid oo su'aalo furan ay waddiinayeen dad ka soo qeyb galay madal ku taal Dhusamaree...

Guddoonka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo yeeshay kulan xasaasi ah

Gudoomiyaasha labada aqal ee baarlamaanka labadiisa aqal ee Soomaaliya ayaa yeeshay kulan xasaasi ah oo looga hadlay arrimo khusey...

Muuse Biixi oo Casuumaad u diray xisbiyada mucaraadka Somaliland

Madaxweynaha Soomaaliland ayaa casuumaad oo u diray Xisbiyada mucaraadka Somaliland, Ucid iyo Waddani kuwaas oo dhawaan ka hor yim...

Kumanaan qof oo mudaaharaad ka dhigaya dalka Haiti oo ay kaga soo horjeedaan xaaladda amma...

Dhawr kun oo qof, oo badankoodu wejigooda daboolan yahay si ay aqoonsigooda u qariyaan, ayaa socod ku maray caasimadda Haiti maant...

Soomaaliya iyo Mareykanka oo kulan ka yeeshay howlgalka wajiga labaad ee Al shabaab

Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kawada hadlay dagalka ka dhanka ah Al shabaab wajigiisa labaad, Mareykanka oo kamid ah do...

Faaf faahin: Howlgallo lagu burburiyay qaraxyo ay leeyihiin Al shabaab oo ka dhacay gobolk...

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa bayaan ka soo baxay lagu sheegay in iyaga oo kaashanaya Saaxiibada Caalamiga ah ay h...

Wasiirka amniga oo faah faahin ka bixiyay ciidamo dheeraad ah oo loo diyaaray dagaalka Al...

Wasiirka amniga Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdu wajiga labaad ee dagaalka Al shabaab ay u diyaarisay ku dhawaad 20 ku...

Ra’iisul Wasaaraha Xamse oo kulan muhiim ah la qaatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Danjiraha Dowladda UK u fadhiya Soomaaliya, Michael Nit...

Live Now

English News

Facebook Feed