HomeWararka

Wararka

Wararkii Ugu Dambeeyay Howlgallada Ciidanka Dowlada ee Degamda Galcad.

Ciidanka dowladda iyo Kuwa Deegaan ka ayaa howlgalo Culus ka sameeyay gobolka Galgaduud gaar degmada Gaclad ee laga Saaray Al shab...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya. Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada ...

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Kulmay Safiirka Cusub ee Jabuuti.

Ra’iisul Wasaaraha XFS  Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliy...

Wararkii Ugu Dambeeyay ee Magaalada Laascaanood iyo Dagaalo Xalay ka Dhacay.

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kadib dagaal xalay halkaasi dhacay Afurka kadib, ...

Qaramada Midoobay oo Walaac Ka Muujisay Fatahaada Soomaaliya.

Hay’addaha gargaarka ee Qaramada Midoobay ayaa walaac Nololeed ka muujinayaa daadadka roobka iyo Wabiyaaaha kuwaas oo Sameeyn ku y...

Dowladda Soomaaliya iyo Kuwa Dariska ah Ka Shiraya Wajiga Labaad ee Dagaalka Al Shabaab.

Dowladda Soomaaliya iyo Waddamada dariska ah ee ka qeyb galaya dagaalka ka dhanka ah Al  Shabaab ayaa shir uga furmay magaalada Mu...

Dowladda Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Xubno Ka Tirsa Al Shabaab

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud kusoo bandhigtay labo xubnood oo katirsan Al-...

Maamulka Gobolka Hiiraan oo Amar Culu Duldhigay Hey’addaha Samafalka.

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Hay’addaha gargaarka ee ka shaqeeya goobaha laga saaray Al shabaab aysan howl ka qaban ka...

Al-shabaab oo Lagu Eedeyay in ay Gubeen Guryo Dad Shacab ah ay Leeyihiin.

Maamulka degmad Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Xuno katirsan Al shabaab ay dab qabadsiiyeen guryo dad shacab ah ah lah...

Al shabaab oo Weerar Ku qaaday Ciidanka dowladaa Gobolka Baay.

warar aan helnay ayaa sheegaya in Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab  dagaal Culus uu ku dhexmaray deegaano ka t...

Dowladda Soomaaliya oo joojisay keenista Boota Bajaajta.

Dowladaa Soomaaliya ayaa joojisay gabi ahaanba moota Bajaajta in dalka la keeno ilaa amar dambe, Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soom...

Mareykanka Oo Beddelay Safiirkii Soomaaliya u Joogay

Dowladda Mareykanka ayaa Safiir Cusub u magacaawday Soomaaliya, kaas ii beddeli doono kii hore Larry Andre oo muddooyinkii dambe k...

Live Now

English News

Facebook Feed