HomeWararka

Wararka

Hishiis muhiim ah oo ku kacaya $5 milyan oo dollar oo Soomaaliya ay ka hishay hey’ad...

Xarunta Gargaarka Bani’aadantinimada iyo Gargaarka ee Boqor Salmaan ayaa  heshiis lacag dhan 5 milyan oo dollar la saxiixatay urur...

Xasan Sheekh oo tagay Maxaas iyo hannaaanka socdaalkiisa fariinta ay xambaarsan-tahay

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degamada Maxaas ee gobolka Hiiraan, asaga oo ka soo kicitimay m...

Madaxweynaha Goofur Galbeed oo kulan muhiim ah la yeeshay madaxda ka socotay Hay’adda UNDP...

Madaxweynaha Goofur Galbeed ayaa kulan muhiim ah la yeeshay madax ka socotay heyd'adda UNDP ee Soomaaliya, kulanakas ayaa looga ha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan xasaasi ah la yeeshay wakiilo ka socday Qaramada Midoobay...

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Atul Khare oo booqasho shaqo ...

Deegannada laga xorreeyay Al shabaab oo dib looga bilaabayo adeegyadii waxbarshada

Waxaa soo badanaya deegaannada laga xorreeyay Al shabaab kuwaas  oo dib looga bilaabay adeegyada Waxbarashada muddo kadib markii a...

Warbixin: Afar meelood meel ka mid ah dadka ku nool Soomaaliya ka barakacay abaaro iyo col...

Afar meelood meel ka mid ah dadka ku nool Soomaaliya ayaa hadda ku barakacay abaaro iyo colaado, iyadoo dhibaatada barakaca ee dal...

Cali Jeyte oo dhaliil xooggan u jeediyay Hirshabeelle iyo dowladda dhexe xilli lagu wado i...

Munaasabad ballaaran oo ka dhacday degmada Maxaas ayaa waxaa ka hadlay guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan ahna madaxweynaha maa...

Muddaharaadyo looga soo hor jeedo joogi taanka ciidamada Faransiiska dalka Niger oo waddoo...

Kumanaan dibad-baxayaal ah ayaa isugu soo baxay caasimadda Niger ee Niamey mudaaharaadyadii ugu dambeeyay ee looga soo horjeedo jo...

Marxaladihii Ugu Dambeeyay Ee Ku Biiritaanka EAC ee Soomaaliya

Soomaaliya waxay qarka u saaran tahay inay noqoto xubintii sideedaad ee Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), oo ah urur goboleed u...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo kulan xasaasi ah la yeeshay hoggaanka Ciidanka...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya  Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta  kormeer loogu kuur-galayo Wasaaradda Gaashaa...

Taliska Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay qarax saakay ka dhacay Mu...

Taliska Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay gaari waxyaabaha qarxa lagasoo buuxiyay oo saaka ku qarxay dega...

15 kadib degamada Xarardheere oo loo dareeray goobaha Waxbarashada

Muddo 15 sanno ah kadib degmada Xarardheere ee gobolka Mudug waxaa uu baryay waa cusub kadib markii saaka magaalada ay ka bilaawde...

Live Now

English News

Facebook Feed