HomeWararka

Wararka

Faysal Cali Waraabe oo caddeyay mowqifkiisa go’aankii guddiga doorashada baaqna soo ...

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa diiday in ay u hoggaansamaan jadwalkii doorashada oo a...

Maxay tahay sababta hay’ada MSF u joojisay adeeggii caafimaad ee Laascaanood?

Hey'adda Médecins Sans Frontières (MSF) ayaa qaadatay go’aan adag oo ay uga laabatay adeegyadii ay ka haysay isbitaalka guud ee ma...

Xogta Khasaarihii ka dhashay qarixii xerada ciidamada & Al-shabaab oo sheegatay dilka...

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo dhacay magalaada Muqdisho kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac kadib m...

Howgallo xooggan oo dhan ah Al shabaaab ayaa ka dhacay Galgaduud

Ciidanka Kumaandooska Xoogga Soomaaliya  ayaa howlgallo ka sameeyay degaanno dhowr ah oo Al  shabaab ay ku sugnaayeen kuwaas oo ho...

Kenya oo beenisay in Al Shabaab 60% ka taliyaan gobolka Mandheera ee dalkaasi

Guddoomiyaha Mandheera, Mohammed Adan Khaliif, ayaa jawaab ka bixiyay hadal uu horay u sheegay oo warbaahintu qortay ayaa ka dhawa...

Saraakiil Dhuusamareeb u tagay wajiga labaad ee dagaal Al-shabaab

Magaalada Dhuusamareb ee caasimadda Galmudug waxaa gaaray Saraakiil ciidan oo kala duwan kuwaas oo ka tirsan dowladda Faderaalka S...

Eedeeysanayaal Ajaanib ah oo la hor geeyay Maxkamad ku taal Muqdisho

Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeysay garmaqalka dacwad  loo hesytay kulluumeysato Ajaanib ah, oo ku eedeeys...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan xasaasi ah la yeeshay Xillibaannada labada aqal ee P...

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Xillibaannada labada a...

Faah faahinno ka soo baxaya qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Jowhwr

Faah faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaysa qarax ka dhacay ka dhacay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle. Qaraxaan ay...

Muuse Biixi oo Xabsiga ka sii daayay ku dhawaad 400 oo maxbuus

Madaxweynaha Somaliland ayaa cafis u fidiyay maxaabiis kala duwan oo ku xirnaa xabsiyada magaalada Hargeysa, kuwaas oo horay loo x...

Isku Shaandheyn lagu sameeyay Golaha Wasiirrada KGS

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isku shaandheyn  ku sameeyay Golihiis wasiirrada, asiga oo magacaab...

Al-shabaab oo gacanta ku dhigay 60% gobolka Mandheera ee dalka Kenya.

Maamulka gobolka Mandheera ee dalka Kenya ayaa sheegay in 60% kooxda Al-shabaab ay ku dhigeen deegaannada gobolkaas, asiga oo shee...

Live Now

English News

Facebook Feed