Isku Shaandheyn lagu sameeyay Golaha Wasiirrada KGS

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isku shaandheyn  ku sameeyay Golihiis wasiirrada, asiga oo magacaabay xubno cusub.

Wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa ayuu ku magacaabay wasiirro, ku xigeenno iyo wasiirro dowlayaal, asiga oo beddelay kuwa kale. Xubnahaan la magacaabay ayaa gaaraya ilaa 15 xubnood.

Halkaan ka daawo xubnaha la magacaabay: 

 

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed