HomeWararka

Wararka

Axmed Qoor Qoor iyo Wasiirka Gaashaandhigga oo tagay furimaha hore ee dagaalka kuwaas ka b...

Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor iyo Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdulkadir Maxamed Nuur ayaa...

Madaxweynaha Somaliland oo war ka soo saaray go’aankii guddiga dhexdheexaadinta ee m...

Madaxweynaha Somaliland ayaa soo dhaweeyay go'aankii ay horay u soo saraeen guddigii dhexdhexaadinta ee ka shaqeeynayay arrimaha k...

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Madaxweynaha Hirshabeelle iyo taliyaal ciidan oo gaara...

Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ma'suulyin kale yaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee ...

Madaxweynaha Soomaaliya sheegay in howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ay sii socon doonaa...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab aysan joogsan doonin ilaa laga g...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Galmudug ka wado dardar gelinta dagaalka Al shabaab kaas oo ga...

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda  Soomaaliya oo muddooyinkaan ku sugnaa Galmudug ayaa gaaray...

Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemayo xadka gobollada Togdheer & Sool

Dhaqdhaqaaq ciidan iyo xiisad dagaal ayaa laga dareemayaa deegaano ka tirsan xadka gobollada Sool iyo Togdheer, taasi oo la xiriir...

Hoggaamiyihii gobolka Mudug ee Al shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada dowladda

Hoggaamiyihii Al shabaab ee gobolka Mudug ayey dowladda Soomaaliya gacanta ku dhigtay, kaas oo isku dhiibay ciidanak dowladda xill...

Taliyihii Nabad-sugidda ee degmada Doolow oo xaaskiisa ay ku dhishay degmadaas

Wararka ka laga helayo degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa  sheegaya in taliyihii ciidanka heyd'adda Sirdoonka Soomaaliya ee degma...

Soomaaliya iyo Mareykanka oo kala saxiixday Heshiis Kaalmo Horumarineed

Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday hishiis dhanka hormarinta ah oo oo kacaya malaayiin doolar, hishiiskaas ay...

Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay oo war ka soo saaray in aanan la lumi ammaanka deegaa...

Saraakiisha Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay Soomaaliya inay xaqiijiso inaan la carqaladeyn guulaha adag ee la...

SSC-Khaatumo Oo Ku Dhawaaqday Inay Joojisay Dagaaladii Ka Socday Deegaanada Sool Sanaag Iy...

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ku dhawaaqay in la joojiyay colaadii Sool,Sanaag iyo Cayn ee la isku oran jiray SCC-Khaatumo, kadib dag...

Faysal Cali Waraabe : “waa inaan taako kaste oo dhulkeennii ah soo celinaa”.

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa diray fariin hanjabaad ah xilli uu watay tuutaha ciidanka, waxaa ...

Live Now

English News

Facebook Feed