HomeWararka

Wararka

Hooyo Dishay Caruur ay Dhashay Magaalada Qardho.

Arrin layaab leh ayaa ka dhacday degmada Qardho ee Puntland kadib markii Haweeney ay dishay 2 Caruur oo ay ay dhashay, waxana ka s...

Weerar Khasaaro Dhaliyay Oo Ka Dhacay Xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Lix askari oo ka tirsan waaxda adeega guud ayaa dhaawacmay kadib markii gaari ay wateen uu haleelay gaari walxaha qarxa laga soo b...

Faysal Cali Waraabe oo Uga Digay Muuse Biixi in uu Bilaabo Wada-hadalada Soomaaliya

Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa ka horyimid wada-hadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland ee lag...

In Ka Badan 60 Dagaal Yahan oo Ka Tirsan AS oo Lagu Dilay Koofurta Mudug.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howgal qorsheysan ay ku dileen in ka badan 60 ka tirsan dagaal yahanada Al shabaab gobolka Mu...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Amar Culus Ku Soo Rogay Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa amar culus ku soo togay goobaha lagu caweeyo ee Caasimadda ee Soomaaliya kadib kulanka dhacay dowla...

Dowladda Soomaaliya oo Kulan La Yeelatay Muwadiniinta Ka Cararay Dagaalka Suudaan.

Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo tagay Kuufurta Suudaan ayaa kulan la yeeshay dadka Soomaaliyeed ee ka cararay dagaa...

Diyaargarow Xooggan oo Dhan Al shabaab ee Gabolka Gedo iyo Howlgallo Laga Fuliyay Sh Dhexe...

Diyaargarowga Howlgal ka dhan ah ‘AS’ oo ka socda Degmada Baardheere Gobolka Gedo. Diyaargaroow xooggan oo ka bilaawday gobolka...

Arrinta Soomaaliland oo kulan Ku Saabsan Oo Looga Hadlay Muqdisho.

Ergayga Gaarka ah Arrimaha Somaliland  Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta kullan muhiim ah la qaatay Safiirka Midowga Yurub Mr...

Sidee ayey u wajahday Dowladda Soomaaliya Robabkii Harqiyay Muqdisho.

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa u kuur galau roobab xooggan oo ka da’ay magalaada Mu...

Shir Looga hadlayo Dagaalka Al shabaab oo Maalintii 3-aad ka Socda dalka Uganda iyo Warark...

Shirka ayaa galay maalintii 3-aad waana shir aad muhiim u ah, waxaa maanta qeyb ka ahay oo hoggaaminaayay Wasiirka Difaac Dowladda...

Faysal Cali Waraabe oo Ka Hor-yimid Odayaashii Dhaqanka ee Muqdisho.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaraadka Ucid Faysal Cali Waraabe ee Soomaaliland ayaa ka hor yimid Odayaashii dhaqanka ee ka tagay Muqdish...

Puntland oo Ka Digeysa Roobab Xooggan oo Ku Soo wajahan.

Puntland ayaa sheegtay in roobab xooggan laga cabsi qabo in ay ka da’aan qeyb kamid ah Gobolada iyo deegaanada Puntland sida l...

Live Now

English News

Facebook Feed