HomeWararka

Wararka

Kulan xasaasi ah oo looga hadlay dagaalka Al shabaab iyo ammaanka oo lagu qabtay maamulka ...

Wasirka wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Abduqaadir Maxamed iyo Taliyaha Booliska maamulka Koo...

Puntland oo eed culus u jeedisay maamulka Somaliland soona saartay baaq adag

Maamulka Puntland ayaa eed culus u jeediyay Somaliland kadib markii  ay sheegeen in ciidamo ay ka soo daabuleen magaalada Ceerigaa...

Faah faahinno dheeraad ah oo laga helay booqashada Xasan Sheekh uu ku tagay xerooyinka lag...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo dhiggiisa dalka Ereteriya Isaias Afwerki ayaa maanta oo Isniin ah booq...

Kenya oo xabsiga dhigtay askar boolis ah oo waday tahariibin dad ajaanib ah kuwaas oo baar...

Maamulka Kenya ayaa gacanta ku dhigay labo askari oo ka tirsan booliiska, kuwaasoo lagu helay inay 13-qof ka tahriibinayeen dalka ...

Ciidamada Midowga Afrika oo sameynaya istaraatiijiyad lagu sugayo ammaanka si looga adkaad...

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in ciidamadooda ay kulan la qaateen mas’uuliyiinta guddiga amniga ee dowlad gobole...

Mucaaradka Puntland oo jeediyay hadalo culus oo ka dhan Saciid Cabdullaahi Deni kuna baaqa...

Musharraxiinta doonaysa  xilka madaxweynaha maamulka Puntland ayaa maalmahaan ku sii jeeday magaalada Garowe ee caasimadda maamulk...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo shir muhiim ah kaga qeyb galay magaalada Addis Ababa ee...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kaga qeyb galay shirkii 18-aad ee ...

In ka badan 100 kun oo ku barakacay roobab iyo daadad xooggan oo ku dhuftay maamulka Koofu...

Daadad xooggan oo ka dhashay roobab xooggan oo  da’ay ayaa barakiciyay 107,000 oo qof oo ku nool degmada Baydhabo ee Koonfur-galbe...

Ra’iisul Wasaare Barre oo kulan xasaasi ah la yeeshay Safiirka Finland u fadhiya Soomaali...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Finland ee Soomaaliya, Pirkka ...

Xubno ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Shebeelada Hoose iyo ciidamada dowladda oo dhaqdh...

Ciidamada qalabka sida ayaa howlgal qorsheysan sameeyay kaas oo ka dhacay deegaanka Garilow oo ka tirsan degmada Jannaale ee gobol...

Xasan Sheekh oo Asmara kula kulmay madaxweynaha Eratariya Isaias Afwerki.

Madaxweynaha Dowladda  Federaalka Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta  gaaray magaalada Asmara ee dalka Eratariya oo u...

Dalalka Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya oo wada gaaray heshiis nabadeed oo seddex geesood ...

Bulshada ku dhaqan xuduudka Kenya iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo nabadda, amniga, ganacsiga iyo isu soc...

Live Now

English News

Facebook Feed