Xasan Sheekh oo Asmara kula kulmay madaxweynaha Eratariya Isaias Afwerki.

Madaxweynaha Dowladda  Federaalka Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta  gaaray magaalada Asmara ee dalka Eratariya oo uu booqasho shaqo ku tagay.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Asmara waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay Madaxweyne Isaias Afwerki, kaidb waxaa loo galbiyay madaxtooyada dalkaasi uu kulan ku yeelanayo madaxda Eratariya.

Ujeedka safarkiisa ee dalka Eretariya ayaa lagu sheegay in uu salka ku hayo  adkaynta xiriirka labada dal, Kor u qaadida iskaashiga amniga, si loogu midoobo nabad galyada gobolka iyo wadashaqeynta ka dhanka ah argagixisada caalamiga ah.

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed