HomeWararka

Wararka

WFP oo dalbatay ku dhawaad 400 oo milyan oo dollaraka Mareykanka ah iyo lacagtaas oo faah ...

Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ayaa  ku dhawaaqday inay u baahan tahay 351 milyan oo Doollarka oo lagu maalgelinayo dhammaan hawl...

Odayaasha Beesha Xawaadle ee Gobolka Shabellaha Dhexe oo ka soo horjeestay Dhismaha Golaha...

Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka ka soo jeeda Beesha Xawaadle ee Gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa ka soo horjeestay qaabka loo dhis...

Faah faahino ka soo baxaya dil ka dhacay gobolka Galgaduud.

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya koox hubeysan qof shacab ah ku dishay deegaanka Dharjo oo hoos yimaado magaalada Dhuusa...

Maxay ka wada hadleen madaxda Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada ee magaalada Istanbul kula kulmay dhiggiisa dalkaas Mudan...

Faah faahino ka soo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan kaasoo dhaliyay khasa...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saaka oo Khamiis ah ka dhacay deegaan  Aag Sibiri ee hoostaga magaalad Farliba...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in ay garab taagan yihiin dowladda Soomaaliya iyo arrimaha h...

Iyadoo dhawaan la xusayay maalinta Qaramada Midoobay ayaa madaxda ugu sareysa hay’adaha caalamiga ah ee Soomaaliya waxay maanta xa...

Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Oo Ku Baaqa U Jeedisay Somaliland Iyo Maamulka SS...

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing, ayaa ugu baaqday maamulka SSC-Kha...

Maxkamad ku taal dalka Kenya oo diiday ciidamo dalkaas ah oo loo dirayo Haiti

Maxkamad ku taal dalka Kenya ayaa Talaadadii shalay kordhisay amar ka mamnuucaya dowladda in ay boqolaal askari oo booliis ah geys...

Deni oo ka hadlay isbeddelka siyaasaseed ka dhacay deegaannada SCC-Khaatumo eedna u jeediy...

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in isbedellada siyaasadeed ee ka dhacay deegaanada SC...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan muhiim ah la yeeshay u qeybsanaha Malaysiya u qaabi...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta oo Arbaca ah magaalada Muqdisho kula kulmay u qeybsanaha Malaysiya u q...

Ku dhawaad 40 ruux oo ku eedeysan in ay xiriir la leeyihiin Al shabaab oo ay baadi goobeys...

Dowladda Kenya ayaa shaacisay magacyada 35 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaasoo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen weerarro arg...

Erdogan iyo Vladimir Putin oo ka hadlay aamusnaanta reer galbeedka ee duqeymaha Israel ee ...

Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa  u sheegay dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin baaq ah in amusnaanta dalalka reer galbeedka ...

Live Now

English News

Facebook Feed