HomeWararka

Wararka

Maxay tahay sababta Madaxweyne Xasan Sheekh ugu safrayo Itoobiya?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dhawaajiyay in magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya uu...

Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa caalamiga ah oo weerar cirka ah ku qaaday saldhigyada AS ee ...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn culus oo maanta ka dhacday deegaan hoostaga gobolka Jubbada Hoose ee dowlad goboleedka ...

Erdogan oo sheegay in Turkiga uu diyaar u yahay inuu Masar kala shaqeeyo arrimaha Gaza

Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in Turkiga uu diyaar u yahay inuu Masar kala shaqeeyo dib u dhiska Gaza...

Shirka madaxsha 6-aad ee Garsoorka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Munaasabadda ayaa ah madal lagu qiimeynayo horumarka, fikradaha la isku weydaarsanayo, laguna dejinayo habka mustaqbalka garsoorka...

Ciidamada dowladda oo gacan ka helay Saaxiibada Caalamiga ah oo horjoogayaal iyo maleeshiy...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya saaxiibo caalami ah ayaa howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen gobolka Shabeellaha Dh...

Madaxweyne Xasan Sheekh gaaray magaalada Kismaayo iyo ujeedka socdaalkiisa

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Kumeel-gaarka ah ee Jubbaland ayaa hal...

Hey’adaha ammaanka oo maanta wareejiyay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeeysan d...

Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA), ayaa maanta ku wareejisay Ciidanka Booliska, Sayid Cali Macalin ...

Ku biirida Soomaaliya ee dalalka Bariga Afrika oo dareen ka dhalisay gobolka gaar xaduuda ...

Gelitaanka rasmiga ah ee Soomaaliya ay ku soo gashay dalalka Bariga Afrika ayaa dareeno kala duwan ka dhaliyay gobolka, iyadoo dal...

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ka hadlay ka hortagga dambiyada isla markaana bog...

Saalax Cali Maxamuud Guddoomiyaha Maxkamadda  Gobolka Banaadir oo khudbad ka jeediyay shirka 6-aad ee Garsoorka dalka, ayaa sheega...

Guddiga ammaanka ee Golaha Wakiilada Puntlad oo yeeshay kulan muhiim ah

Guddiga Amniga & Nabadgelyada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta yeeshay kulankoodii 1-aad, kaasoo looga hadlay a...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay maamulka Hawada Soomaaliya

Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in hawada Soomaaliya aysan waxba iska bedelin, isla mar...

Macalin iskuul oo lagu dilay Muqdisho oo Ehelkiisa ay dalbanayaan in uu helo caddaalad

Qoyskaan ayaa ku baaqay in cadaalada la horkeeno wiilkooda oo macalin ka ahaa dugsigii sare ee Siidii ee degmada Wadajir ee magaal...

Live Now

English News

Facebook Feed