HomeWararka

Wararka

Ciidamada xoogga dalka oo burburiyay saldhigyo Al shabaab ay ku lahaayeen gobolka Jubbada ...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka war bixisay howlgalo xooggan oo ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska DANAB ...

Xukuumadda  Somaliland oo dil toogasho ku fulisay rag aanan la shaacin magacyadooda

Xukuumadda  Somaliland ayaa xukun dil ah ku fulisay shan nin oo dil ka geystay deegaanada maamulkaas kuwaas oo horay maxkamad loo ...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo dib u cusboonaysiiyay howlgalka Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar dib loogu cusboonaysiiyay shaqada Xafiiska Kaalmada Qaramada Midoobay e...

Somaliland oo ka hortimid in Golaha Amaanku ku daro hawlaha ATMIS deegaanada ay maamusho

Maamulka Somaliland, ayaa gaashaanka ku dhufatay hadal kasta oo ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay, kaas oo lagu s...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegay in Puntland aysan qeyb ka aheyn hannaankii ...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Puntland aysan qeyb ka noqon doonin hannaanka do...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Guddiga Soomaaliya ku matala Midowga Baar...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku xigeenadi...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shir muhiim ah ka furay magaalada Muqdisaho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre oo maanta furay shir looga hadlayo Doorka Culimadu ay ku leeyihiin taaba-gelinta...

Saraakiil ka tirsan Midowga Afrika oo booqasho uga soo laabtay Dhoobley

Taliye ku xigeenka ciidamada Midowga Afrika ee dhinaca Taakuleynta iyo Saadka, Sarreeye Gaas Peter Muteti ayaa soo gabagabeeyay bo...

Hay’adda Qaramada Midoobay oo ka hadashay roobabkii iyo fatahaadii ka dhacay Soomaaliya

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay in ka badan 278,000 waxaa saameeyay roobab mahiigaan ah iyo fatahaada wabiyada tan iyo bilowgi...

Dagaal beeleed culus oo sababay dhimasho dhawac oo ka dhacay gobolka Galgaduud

Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay dagaal beeleed  ka dhacay deegaan ku dhow magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, si...

Ciidamo Kenyaan ah oo lagu dilay xadka ay Soomaaliya iyo dalkaas halka tiro kalana lagu dh...

Ciidamo ka soo jeeda Kenya dhintay, 4 kalena way ku dhaawacmeen weerar bambaano oo ka dhacay meel u dhow xadka Soomaaliya Ugu y...

Mucaaradka Puntland Oo Madaxweyne Deni Ku Eedeeyey Inuu Hurinayo Colaad Taasoo Salka Ku He...

Mucaaradka Puntland ayaa soo saaray war-saxaafadeed, iyagoo eedaymo culus u jeediyay madaxweyne Siciid Deni. Mucaaradka ayaa ku an...

Live Now

English News

Facebook Feed