HomeWararka

Wararka

Dagaalyahanno hubeysan oo ka tirsan Al shabaab oo weeraro ku qaaday saldhigo ay leeyihiin ...

Dagaalyahanno aad u hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday laba saldhig oo boolis ah oo ku yaalla deegaanka Faafi ...

Ciidamada Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay koox burcad ah oo dil ka geystay magaal...

Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa gacanta ku soo dhigay rag dhalinyaro ah oo 14, 11, 2023 magaalada Hargeysa ku dilay nin magaci...

Qaraxyada lala beegsanayo xarumaha ganacsiga oo sii kordhaya kaddib markii dowladdu ay ama...

Qaraxyada laga hago meelaha fog fog ayaa lagu weeraray goobo ganacsi oo ku yaal magaalada Muqdisho, kuwaasi oo lala beegsaday goob...

Dhimasho iyo dhaawac badan oo ka dashay rasaas lagu furay Gaari rakaab waday dalka Pakista...

Maleeshiyaad ayaa rasaas ku furay bas marayey waqooyiga Pakistan, halkaas oo ay ku dileen sagaal qof oo ay ku jiraan laba askari, ...

Qaramada Midoobay oo shaacisay dadkii dhintay kuna barakacay fatahaadaha dalka Itoobiya iy...

Ilaa 57 qof ayaa ku dhintay dad lagu qiyaasay 632,700 oo qofna way ku barokaceen daadad ka dhacay meelo kala duwan oo dalka Itoobi...

Turkiga oo ka hadlay go’aanka Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta hubka looga qaaday Sooma...

Turkiga ayaa Sabtidii soo dhaweeyay go’aanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu cunaqabateynta hubka uga qaaday Soomaaliya, T...

Madaxweynaha Puntland iyo Ururada Siyaasadda oo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka c...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Garoowe ugu yeeray shir ay isugu imaanayaan ururr...

Dowladda Soomaaliya oo saheegtay inay dileen in ka badan 60 dagaalyahan oo ka tirsanaa Al ...

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya saaxiibada Caalamka ee dhanka amniga ayaa fuliyay weerar ka dhan ah ko...

Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka dowladda Ingiriiska oo yeeshay kulan muhiim ah xilli ay...

Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka dowladda UK Michael Nithavrianakis ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Garowe ee caasimadda ...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in 100 qof ay ku dhinteen fatahaadda Soomaaliya soona saarta...

Daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah iyo fatahaadaha  ayaa dilay ku dhawaad ​​100 qof halka 750,000 oo qof ay ku barakaceen Sooma...

Qarax khasaaro dhaliyay oo ka dhacay gobolka Hiiraan

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay saddex kalena way ku dhaawacmeen qarax miino oo  ka dhacay goob shaaha laga cabo oo ku taalla d...

La Taliyaha Madaxweynaha ee Amniga Qaranka iyo Agaasimaha Hay’adda NISA oo war ka soo saar...

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa ...

Live Now

English News

Facebook Feed