HomeWararka

Wararka

Ciidamada ammaanka oo magaalada Muqdisho ku qabtay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa

Ciidamada ammaanka ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafadda Daarusalaam ee duleedka magaalada Muqdisho waxa ay ku soo qabteen gaari l...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo dhanka cirka ah oo saaka laga fuliyay Galgadu...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaanka Ceel-la-helay iyo goobo u dhaw ee gobolka Galgaduud...

Hogaamiyaha maamulka Galmudug oo loo soo duuliyay magaalada Muqdisho kadib weerarkii Al-Sh...

Hogaamiyaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qor, ayaa loo soo duuliyay magaalada Muqdisho, ka dib qa...

Sargaal sare oo ka tirsan ururka Al-shabaab oo isku dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya ...

Sargaal sare oo ka tirsan ururka Al-shabaab oo muddo 12 sano ah ka tirsanaa ururkaasi ayaa isku soo dhiibay ciidamada xoogga dalka...

Garoonkii diyaraaha magaalada Beledweyne ee Ugaas Khaliif oo xiran

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in  48 saac la soo dhaafay uu xiran yahay garoon...

Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay deegaanka Ceel-lahelay ee gobolka Galgaduud

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar ururka Al Shabaab ay gelinkii dambe ee Jimcihii ay ku qaadeen fariisimo Ciidamada Dowla...

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerarkii Qoorqoor, Cabdiqaybdiid & Dhaban...

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay deegaanka Laasgacamey oo u dhaxeysa degmada Wi...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed & Danjiraha Ingiriiska oo yeeshay kulan xasaasi ah

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed ayaa kulan muhiim ah la qaatay Danjiraha Dowladda Ingiriiska ufadhiya Soomaaliya Mike Nithavr...

Wafdi culus oo ka socday dowladda Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Laascaanood ee maa...

Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa maanta gaaray wafuud kala duwan oo ka socotay dowladda Soomaaliya, kuwaas oo i...

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo yeeshay kulan xasaasi ah iyo qodobo laga soo saaray

Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa yeeshay kulan xasaasi ah oo looga hadlay arrimo kala duwan oo khuseyo xaaladda dalka, iyada ooo ...

Saraakiil loo heysto musuq iyo xoolo dadweyne oo loo gudbiyay maxkamad ku taal magaalada M...

Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya oo maxkamadda  gobolka Banaadir u gudbiyay saraakiil kala duwan, kuwaas oo leysto musu...

Dowladda Soomaaliya ayaa lacag dhan 2 milyan oo dollar ku bixineysa wax soo saarka dalka

Si loo xoojiyo beeralayda, korna loogu qaado haqab-beelka cuntada dalka, waxay Dowladda Federaalka Soomaaliya u qoondeysay lacag d...

Live Now

English News

Facebook Feed