HomeWararka

Wararka

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo riday xukun dil ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku ridday Sakariye Cali Axmed oo ka tirsanaa ciidamada ...

Golaha Wadatashiga Qaran oo kulan xasaasi ku yeeshay Galmudug iyo qodobadii looga hadlay

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya  ayaa maanta ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, shir...

Muuse Biixi oo ka hadlay dagaalkii shalay ee Goojacadde baaqna soo saaray

Madaxweynaha Somaliland oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay weerarkii shalay lagu qaaday Millateriga maam...

Baarlamaanka Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise Sharciyeedyo muhiim ah

Baarlamaanka Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedyo muhiim ah kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdish...

Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal cali Waraabe oo fariin ka soo saaray dagaalkii ciidamada Som...

Hoggaamiyaasha mucaaradka Somaliland ayaa ka hadlay dagaalkii cuslaa ee shalay millateriga maamulkaas looga saaray duleedka magaal...

Ciidanka dowladda oo howlagllo culus ka fuliyeey gobolka Shabeelada Hooose

Ciidanka hay’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah Al shabaab ka fuliyyay deegaanno ka tirsan gobo...

Wararkii u dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Cawswayne

Wararka ka imaanaya deegaanka Cawswayne oo ka tirsan gobolka Galguduud ayaa sheegay in saaka waaberigii halkaasi uu ka dhacay daga...

Saldhigyo muhiim ah oo lagu kala qabsaday dagaalkii ka dhacay duleedka Laascaanood

Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal culus oo saaka waabarigii ka qarxay duleedka magaalada Laascaanood ciidam...

ATMIS oo waddo qorshaha hannaanka dhimista ciidamadeeda Soomaaliya wajiga labaad

ATMIS ayaa diyaarineysto dhimista wajiga labaad ciidankeeda ka joogo Soomaaliya, bisha soo aaddan September ayey qorsheynayaan in ...

Puntland oo jawaab culus ka bixisay hadal ka soo yeeray dowladda dhexe sidoo kalana eed u...

Puntland ayaa jawaab culus ka bixisay hadal shalay ka soo baxay dowladda Faderaalka Soomaaliya kaas oo ku saabsanaa in maamulka Pu...

Golaha Wasiirrada oo yeeshay kulan muhiim ah kaas warbixinno looga dhageystay wasaaradaha ...

Golaha Wasiiradda Xukuumadda  Soomaaliya, ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku yeeshay magaalada Muqdisaho, kuwaas oo ku a...

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo xukunno ku riday Xaasas ay qabeen hoggaamiyaal ka tirsa...

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan ku riday Xaasas ay qabeen hoggaamiyaal ka tirsan ururka Al ...

Live Now

English News

Facebook Feed