HomeWararka

Wararka

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Dhagax Dhigay Warshad Muhiim ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay Warshadda Sameynta Burka oo ah tii ugu h...

Odayaasha Dhaqanka Muqdisho oo Tagey Furimaha Dagaalka Laascaanood.

Odayaashii dhaqanka ee ka tagay  Muqdisho ayaa gaaray goobaha ay isku hor-fadhiyaan Ciidamada Somaliland iyo deegaanka SSC waxayna...

Soomaalida ku dhaqan magaalada Nairobi oo cabsi soo food saartay

Soomaalida ku dhaqan magaalada Nairobi ee caasimada Kenya ayaa waxaa soo food saaray cabsi iyo walwal ku aadan bannaanbaxyada la f...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Laascaanood.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxata Dagaal culus ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay saddex jiho oo kamid ah duleedka magaalad...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Shabeelada Hoose.

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta degmada Aadan Yaabaal ee Gobolka Shabeelada Dhexe, waxana Sa...

Odayaasha Dhaqan Muqdisho iyo Gobolka Sool oo Kulan Xasaasi ah Yeelanaya

Isimmada Dhaqanka Laascaanood ayaa soo gaaray magaalada Garowe halkaas oo lagu wado in ay kulan kula yeeshaan, Odayaal dhaqameed k...

Saraakiil Itoobiyaan ah oo Ka Soo Degay Gobolka Hiiraan

Saraakiil  Itoobiyaan ah ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, Kuwaas oo aana la xaqi...

Saraakiil Sare oo Ka Tirsan Ciidan Soomaaliya oo ka Hadlay Ka Mid Ahaanshaha Dagaalka Laas...

Saraakiil ka tirsan Ciidaanka Xoogga Soomaaliyaa iska fogeeyay in ay ka qeyb qaateen dagaalka Laascaanood, Xilli Soomaaliland ay d...

Ku Dhawaaw 20 Ruux oo Ku Dhimatay Gobolka Jubbada Hoose

Wararka laga helaayo gobolka Jubada Hoose ayaa ku warramaya in deegaano hoostaga gobolkaasi ay ku dhinteen Caruur fara badan kuwaa...

Gaadiid Dagaal oo Laga Soo Dejiyay Soomaaliya.

Magaalaada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah Jubbaland ayaa maanta laga soo dajiyag gaadiid dagaal oo aad u badan, kuwaas oo ay ku deeq...

Ciidanka Dowladda oo Dilay Xunko ka Tirsan Kooxda AS.

Ciidanka dowladda Soomaaliya, iyo kuwa Jubaland ayaa howlgal ay si wadajir ah uga fuliyeen gobolka Jubada Hoose ku dilay 23 Ruux o...

Dowladda Itoobiya oo Liiska Argagixisada Ka Saartay Kooxda TPLF

War ka soo baxay gudaha dalka Itoobiya ayaa ku waramaya in Kooxda TPLF ayaa lagaa saaray liiska Argagixisada kuwaas oo horay loogu...

Live Now

English News

Facebook Feed