Maamulka gobolka Banaadir oo xabsiga dhigay Injineeradii dhisay dabaq xalay soo dumay oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Maamulka gobolka Banaadir ayaa xabsiga dhigay 4 Injineer oo dhisay dabaq xalay soo dumay oo ku yaal degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, waxana ku dhintay Hooyo iyo Gabar ay dashay, dhanka akle dhaawacyo ayaa jior balse ilaa hadda faah faahin lagama bixin, dhanka kale waxaa la soo badbaadiyay dad kale oo daganaa qeybaha hoose dabaqa iyo guryo kaga teedsanaa hareeraha.

Maamulka gobolka ayaa sheegay in ay waddaan baaritaanno arrintaas ku saabsan, oo wili aanan la dhammeyn kiiskaas sababay dhimashada, dabaqaan ayaa la sheegay in uu gaarayo ilaa 8 biyaano.

Halkaan ka wadaawo muuqaalka looga hadlay arrintaas.

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed