HomeWararka

Wararka

Muusa Biixi oo Ku adkeysatay in Ciidanka Somaliland aysan ka bixi doonin Laascaanood.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay  dagaalka dheeraaday ee Laascaanood ayaa ku adkaystey in aanu kala baxayn ...

Bannaan-baxyo Xooggan oo Ka Socda Boorama iyo Khasara Ka Dashay.

Bannaanbax xooggan ayaa ka bilaawday magaalada Boorame ee gobolka Awdal, waxana hareeraha Waddooyinka iskugu soo baxay boqolaal sh...

Odayaasha Puntland oo Jawaab Culus ka bixiyay hadalkii Madaxweynaha Soomaaliya,Xilli ay ee...

Odayaasha Dhaqanka Puntland oo jawaab adag ka bixyay hadal dhawaan ka ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ...

Saciid Deni Oo Bilaabay Ololahiis Doorashooyinka Puntland.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa deegaannada  Puntland ka bilaabay Olalahiisa doorashooyinka, xilli Siyaasiin Cu...

Maxkamadda Somalaliland oo Dil Toogashu Ku Xukuntay Akasri Dil Geystay

  Maxkamadda ciidanka milatariga Somaliland ee darajadeeda koowaad ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Askari horay u dilay A...

Amar Culus oo La Duldhigay Deegaannada Al Shabaab ay Kaga Sugan Yihiin Hiiraan.

Maamulka Gobolka Hiiraan oo xayiraad saaray deegaannada ay Al Shabaab kaga sugan yihiin gobolka, gaadiiidka kala duwan ee ka howlg...

Hadal Heyn Ka Dhalatay Khilaafka Puntland iyo Dowladda Dhexe

Khilaafka siyaasadeed ee Puntland iyo Villa Soomaaliya oo si weyn u soo shaac baxay, iyada arrintaan ay muddo soo jiitameysay bals...

Siyaasiin Culus oo Ka Horyimid Wax Ka Beddelka Dastuurka Puntland.

Siyaasiin hore oo Puntland ayaa ka digay in wax is beddel ah lagu sameeyo Dastuurka Dowlad goboleeda Puntland kadib markii xubnaha...

Dhacdo Xanuun Leh: Afar Caruur ah oo Walaalo ah oo Ku Dhintay Muqdisho.

Dhacdo aad u xanuun badan ayaa ka dhacday Magaalada Muqdisho taas oo noqotay mid hadal heyn badan ka dhalisay Caasimadda kadib mar...

Qaramada Midoobay oo Ergay Gaar ah U Magacaawday Soomaaliya.

Qaramada Midoobay ayaa Soomaaliya us magaacwday ergay cusub oo qabilsanaan doono arrimaha gaarka ah ee Soomaaliya sida lagu shaaci...

Wafdi Ka Socoda Mareykanka oo Gaaray Hargeysa iyo Ujeedada

Wafdi  ka socda Mareykanka ayaa gaaray magaalada Haregsya ee Soomaaliland, Wafdigaan ayaa kulamo kala duwan la yeelanaya Madaxweyn...

Puntland oo Jawaab ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeeray Villa Soomaaliya

Puntland ayaa jawaab Culus ka bixisay hadal dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh kaas oo ku saabsanaa in uus...

Live Now

English News

Facebook Feed