HomeWararka

Wararka

Khasaaraha roobabka oo sii kordhaya xilli ciidamada xoogga Soomaaliya ay soo daad gureeyee...

Ururka 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa bilaabay gurmad muhiim ah oo loogu gurmanayo dadkii ka barakacay fatahaadda Wabiga Sha...

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya iyo Safiirka Dowladda UK oo yeeshay kulan muhiim ah iyo uj...

Xasan Macallin, Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan miro dhal ah kula qaatay magaalada Muqdisho Safiir...

Gabar Soomaali oo taariikh cusub ka dhigtay dalka Mareykanka ka dib doorasho ka dhacday da...

Magaalo ku taal dalka Mareykanka ayaa markii ugu horeysay taariikhda u dooratay haweeney Soomaali-Mareykan ah duqo magalaadaas. ...

Halkee ayey mareysaa xabbad-joojintii dagaalladii Suudaan

Dhinacyada ku dagaalamaya Suudaan ayaa ku guuldareystay inay ku heshiiyaan xabad joojin degdeg ah, taasoo muujineysa dagaal daba d...

Barakac ballaaran oo ka bilaawday magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan

Barakac ballaaran oo ay sameynayaan qoysas badan ayaa ka barakacay guryahooda oo ku yaalla duleedka magaalada Baledweyne ee gobolk...

Kororka dhimashada iyo barakaca oo isa soo taraya ka dib roobaba dabeylo wato ka da’...

Ugu yaraan 29 qof ayaa ku dhintay in ka badan 305,000 oo qofna way ku barakaceen ka dib roobab mahiigaan ah iyo fatahaado ka da’ay...

Is rasaaseyn ka dhacday magaalada Garowe oo dhalisay khsaaro iskugu jiro dhiamsho iyo dhaa...

Hal qof ayaa ku dhintay oo dumar ah, halka ugu yaraan  seddex kale ay ku dhaawacmeen  iska horimaad ka dhacay magaalada Garowe, is...

NISA oo gacanta ku dhigtay gaari Bas ah oo ay saarnaayeen ku dhawaad 30 ruux oo doonayay ...

Ciidamada Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay gaari Mini-bus ah oo ay saarnaayeen 25 caru...

Walaac culus oo laga muujinayo deegaannada ay maraan wabiyada Jubba iyo Shabeelle iyo Kul...

Kulamo deg deg ah ayaa looga hadlay xiisada ka dhalatay roobabka ka da’ay Wabiyada Jubba iyo Shabeelle. Bulshada ku dhaqan deeg...

Iska horimaad ka dhacay gobolka Galgaduud oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Laba qof ayaa ku dhintay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen xiisad ka dhacay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Iska horim...

Ku dhawaad 30 qof ayaa ku dhintay daadad ku dhuftay Soomaaliya iyo Kenya

Ugu yaraan 29 qof ayaa ku dhintay in ka badan 113,000 oo kalena waa ay ku barakaceen ka dib roobab mahiigaan ah iyo fatahaado ka d...

Roobabka wato fatahaadaha oo sameyn ku yeeshay magaalooyin hor leh

Gobolada dalka Soomaaliya waxa wili ka da'aya roobab mahiigaan ah kuwaas oo wato dabelyo iyo fatahaado, isla markaana geysanaya kh...

Live Now

English News

Facebook Feed