HomeWararka

Wararka

SSC Khaatumo Oo Sheegtay Inay Diyaar U Yihiin In Ay Dacwad Dagaal Ka Gudbiyaan Madaxda Som...

Maamulka SSC ee Khaatumo ayaa sheegay inay qaadayaan tilaabo sharci ah oo ay u gudbinayaan dacwad ka dhan ah madaxda Somaliland oo...

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay mas’uul ka tirsan IOM si kor l...

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya, Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa Maga...

Hogaamiyayaasha ismaamulka Garissa oo ku baaqay in wax laga qabto isticmaalka maandooriyah...

Hogaamiyayaasha ismaamulka Garissa ee dalka Kenya ayaa walaac ka muujiyay isticmaalka iyo iibinta maandooriyaha oo sare u kacay,iy...

Hannaan cusub oo dhanka amniga ah oo lagu soo kordhiyay bisha barakeysan ee Ramadaan magaa...

Inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa kordhiyay roondooyinka habeenkii a...

Wariyihii warbaahinta dowladda ee magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud oo lagu dilay ...

C/kariin Axmed Bulxan oo ahaa wariye caan ka ahaa magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa toogtay askari hubeysan oo ...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir looga cafiyay deyn lacageed oo cusub

Soomaaliya ayaa waxay heshiis deyn cafis ah la gashay dalalka xubnaha ka ah Naadiga Paris, kaasoo ka dhigan tallaabo muhiim ah oo ...

Faah faahino ka soo baxaya dagaal ba’an oo ka dhacay magaalada Beledweyne isla marka...

Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal socday muddo lix saacadood ah oo u dhaxeeyay ciidamada maam...

Waddamada Beesha Caalamka oo war cusub ka soo saaray arrimaha doorashooyinka Somaliland ku...

Dalalka Somaliland ka taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ayaa si weyn u soo dhaweeyay dhamaystirka shuruucda doorashooyinka, waxaa...

Dowladda Soomaaliya oo gacanta ku dhigtay ku dhawaad 10 Kunteennar oo waday Bur dhacay is...

Hay’adda tayodhowrka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay ilaa 7 kunteennar kuwaas oo siday Bur...

Ra’iisul Wasaare Barre oo la kulmay wasiirro heer federaal iyo heer dowlad goboleed ah oo ...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa  shir isugu yeeray Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladd...

Koox askar ah oo ku eedeeysan in ay dileen taliyahoodii isla markaana ay ka soo bexeen fu...

Magaalada Dhuusamareeb xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa maanta Maxkamadda la horgeeyay koox askar ah oo loo heysto  Kiis Dil a...

Madaxweyne Deni oo soo farageliyay xiisada iyo khilaafka ka dhex aloosan Somaliland iyo SS...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku celceliyey baaqyo nabadeed oo ku aaddan colaadda u dhexeysa maamulka Somalil...

Live Now

English News

Facebook Feed