HomeWararka

Wararka

Ciidamada Kenya oo dilay xubno ka tirsan Al shabaab sidoo kalana ka furtay hub kala duwan

Ugu yaraan laba ka tirsan  Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo ciidamada milatariga kenya ay  ka fuliyeen deegaanka Bod...

Ra’iisul Wasaare Xamza oo u ambabaxay dalka Mareykanka iyo ujeedka sararkiisa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Mare...

Maxaa ka soo kordhay dabkii ka kacay suuqa degmada Tog-Wajaale gobolka Maroodi Jeex

Dab xooggan ayaa xalay oo Sabti ah ka kacay Suuqa Wajaale oo ku yaalla Somaliland, kaas oo muddo saacado ah socday, waxaa uu ku fi...

Somaliland oo cambaareysay socdaal dhawaan xildhibaanno federaalka Soomaaliya ay ku tageem...

Xukuumadda Somaliland, ayaa si adag u cambaaraysay socdaal ay toddobaadkan Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan dawladda Faderaalka...

Ciidamada dowladda iyo kuw deegaanka oo la wareegay deegaanno ku yaal koofurta Mudug iyo w...

Howlgallo ka dhacay deegaanno ka tirsan maamulka Galmudug ayaa waxaa gacanta ku dhigay Ciidanka Xogga dalka, Ciidanka Daraawiishta...

Dowladda oo sheegtay in 30 dagaalyahan oo ka tirsan Al shabaab ay ku dileen deegaanno ka t...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgallo ka dhacay gobolka Mudug ay ku dishay 30 xubnood oo ka tirsan ururka Al shabaab, howlg...

Puntland o guddi u magacaawday dabkii xooganaa ee ka kacay magaalada Milxo ee gobolka Sana...

Puntland ayaa guddi u magacaawday dhibaatadii ka dhalatay dabkii xooganaa ee ka kacay magaalada Milxo ee gobolka Sanaag, kaas oo d...

Soomaaliya oo laga bilaabay qaadashada karaka aqoonsiga rasmiga ah oo casir ah

Soomaaliya ayaa maanta bilaawday qaadashada kaarka aqoonsiga dad weynaha munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxana dadkii ...

Ciidamada ammaanka oo magaalada Muqdisho ku qabtay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa

Ciidamada ammaanka ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafadda Daarusalaam ee duleedka magaalada Muqdisho waxa ay ku soo qabteen gaari l...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo dhanka cirka ah oo saaka laga fuliyay Galgadu...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaanka Ceel-la-helay iyo goobo u dhaw ee gobolka Galgaduud...

Hogaamiyaha maamulka Galmudug oo loo soo duuliyay magaalada Muqdisho kadib weerarkii Al-Sh...

Hogaamiyaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qor, ayaa loo soo duuliyay magaalada Muqdisho, ka dib qa...

Sargaal sare oo ka tirsan ururka Al-shabaab oo isku dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya ...

Sargaal sare oo ka tirsan ururka Al-shabaab oo muddo 12 sano ah ka tirsanaa ururkaasi ayaa isku soo dhiibay ciidamada xoogga dalka...

Live Now

English News

Facebook Feed