HomeWararka

Wararka

Guddiga Doorashada Soomaliland oo Shaaciyay Jadwalka doorashada.

Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa Go'aamiyay in Doorashooyina Somaliland, ururada Siyaasadda ayaa laga dhigay in la bilaabo d...

Dib u bilaabida wadahadaladii Soomaaliya & Somaliland oo la isku afgartay

Madaxweynaha  Somaliland ayaa kulan la yeeshay Ergeyga gaarka ah  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay kulankaan ayaa looga hadlay ...

Taliyaha Ciidamada lugta Soomaaliya oo tagay furimaha dagaalka

Taliyaha Ciidamada dhulka Soomaaliya ayaa tagay furimaha dagaalka ee degmad Galcad, halkaas goob furin ah oo ciimada dowladda ay j...

Koox loo heysto in ay ka tirsan yihiin AS oo Maxkamad la hor geeyay

Maxkamadda ciidamada Soomaaliya ayaa bilaawday dhageysiga eedeeysanayaal loo heysto in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab, kuwa...

Galmudug oo bilaabeysa dagaalka wajiga labaad ee Al-shabaab

Shir looga hadlayay dagaalka wajiga labaad ee Al-shabaab lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudud, waxana laga so...

Ra’iisal Wasaarihii Israa’iil oo laga saaray Isbitaal iyo faah faahin laga bixiyay C...

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa laga saaray isbitaalka kadib markii uu xalay ku hoyday i si baaritaanno iyo d...

Ajaanib maanta markii labaad la hor geeyay Maxkamad ku taal magaalada Muqdisho

Eedeysanayaal Ajaanib ah oo loo heysto  kaluumeeysi sharci darro ah ayaa maanta la la horgeeyay maxkamad ku taal magalaada Muqdish...

Qaxooti Suudaani ah oo ku sugan Liibiya ayaa QM weydiistay gurmad deg deg

Tiro aad u badan oo Qaxooti Suudaani ah ayaa ku qul-qulaya Liibiya si ay uga baxsadaan dagaallada ka socda dalkooda, oo aanan ilaa...

Al-shabaab oo weerar ka fuliyay gobolka Baay.

Wararka ka imanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas xalay kooxda Al-shabaab ay ka fuliyeen weeraro kale duwan oo sababay khas...

Ilaalada xeebaha Tunisia oo badda ka soo saaray meydadka 13 tahriibayaal ah iyo xiisad cul...

Ilaalada xeebaha Tunisia ayaa sheegay in ay soo saareen meydadka 13 tahriibayaal ah kadib markii markab ku qaraqmay magaalada Sfax...

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo Yeeshay Kulan Aanan Caadi Aheyn

Guddiga joogtada ah ee baarlamaamka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aanan caadi aheyn, kaas oo looga doodaayay hishiiskii ay ...

Somaliland oo Jawaab ka Bixisay Warbixin ka soo baxday WHO

Somaliland ayaa jawaab ka bixisay warbixin ka soo baxday hey'adda caafimaadka adduunka Qaramada Midoobay ee WHO, warbixintaas ayaa...

Live Now

English News

Facebook Feed