HomeWararka

Wararka

21 askari oo lagu dilay Israa’iil khasaarihii ugu xumaa ee hal mar ka soo gaara dagaalka G...

21 askari oo Israa’iili ah ayaa lagu dilay dagaalka ka socda koonfurta Qaza Isniintii, sida ay ciidamadu sheegeen, khasaarihii ugu...

Xeer Ilaaliye Ku Xigeenka Maxkamada Ciidamada Oo Digniin U Diray Askarta Ku Sugan Jiida Ho...

Xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee  Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Cumar Saney ayaa uga digay a...

Madaxweyne Tshisekedi iyo Antony Blinken oo ka wada hadlay arrimo kala duwan xilli lagu Xo...

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa Isniintii ugu baaqay madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Co...

Faahin faahino ka soo baxaya dilal la xiriira aannooyin qabiil oo ka dhacay gobolka Galgad...

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya dilal loo geystay afar ruux, deegaanno hoos  magaalada Dhuudamareeb ee gobolka Galgaduu...

Somaliland oo si adag uga hortimid hadalkii shalay ka soo yeeray Masar

Somaliland ayaa sheegtay inay si adag uga soo horjeedo warkii shalay ka soo baxay dowladda Masar ee lagu diiday hishiiskii dhawaan...

Ciidamo Itoobiyaan oo wata gaadiidka dagaalka iyo diyaarado helicobter ah soo gaaray gobo...

Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa inay ciidamo aad u badan geysay deegaano ka tirsan gobolka Gedo ee Soomaaliya, taasoo sii xoojisa...

Ciidamo gaar ah oo maanta tababar loogu soo xiray maagaalada Jowhar isla markaana loo diya...

Munaasabad maanta ka dhacday magaalada Jowhar ayaa Madaxweynaha  Hirshabeelle Cali Guudlaawe waxa uu ku guddoominayay shahaado sii...

Faah faahino ka soo baxaya dagaal beeleed khasaaro dhaliyay oo ka dhacay xadka gobolada Sh...

Xiisad colaadeed ayaa ka taagan xadka ay wadaagaan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, iyadoo wararka laga helayo degmada Jal...

Goob laga dumiyay masjid la dhisay qarnihii 16-aad oo loo badalay Macbad

Ra’iisul wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa magaalada Ayodhya wuxuu xariga ka jaray macbad wayn oo ay leeyihiin Hinduuga oo laga...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya la kulmay xubno ka socda hey̵...

Maxamuud Macallin oo ah Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay Yazid Cabdalla oo ah Madaxa Xa...

Mareykanka oo shaaciyay in labo askari oo kamid ah ciidamada badda ay dhinteen xeebaha So...

Labada askari  oo kamid ciidamada badda Mareykanka  kuwaasoo lagu waayay xeebaha Soomaaliya 11-kii bishii Janaayo ayaa dhintay, si...

Hey’adaha ammaankaa gobolka Bari ee Puntland oo ku dhawaaqay howlgallo xooggan soona...

Hey'adaha ammaankaa ee maamulka  Puntland ayaa ku dhawaaqday hawlgal ciidan gudaha  Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulkas, kaaso...

Live Now

English News

Facebook Feed