HomeWararka

Wararka

Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay nin looga shakisan yahay inuu ka dambeeyay dilka ...

Booliska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay nin baxsad ah oo lagu tuhunsan yahay inuu Maxamed Xasan ku dilay magaalada N...

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo ku baaqday shir looga hadlayo arrimaha ka taagan maamulkooda ...

Cabduqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye Hogaamiyaha Maamulka ee SSC-Khaatumo ayaa ku casuumay dowlad goboleedka Puntland shir looga had...

Xubno ka tirsan Al shabaaab oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya isla markaana ka yimid...

Seddex ka mid ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan deegaano kala duwan. A...

Wasaaradda Gaashaandhigga: 130 Al-Shabaab ah ayaa lagu dilay howlgallada ugu dambeyay

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa difaaca shacabka ayaa howlgalo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Galmudug, ...

Maraykanka oo ka codsaday Israa’iil inay dedejiyaan sii deynta la haystayaasha ku haray Qa...

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken iyo wasiirka difaaca Israa’iil Yaov Gallant ayaa ka wada hadlay dadaallada...

Kulan xasaasi ah oo looga hadlay ammaanka gobolka Banaadir oo lagu qabtay magaalada Muqdis...

Kulan istaraatiiji ah oo ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose ee gobolka Banaadir ayaa diiradda lagu saaray sidii loo adkeyn lahaa amm...

Waa kuma Macalin Ayman Taliyihii Al-Shabaab oo ay dileen ciidamada Mareykanka iyo kuwa Soo...

Dowladda Somaaliya iyo Mareykanka ayaa si wadajir ah u sheegay in ay khaarijeen hoggaamiye sare oo ka tirsanaa Al shabaab, kaasoo ...

Golaha Sare ee Khaatumo oo diiday ka qayb galka doorashada Puntland, iyagoo ku adkaystay g...

Golaha Sare ee SSC-Khaatumo ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay in maamulka cusub ee SSC-Khaatumo uusan kasii mid ahaan doonin ma...

Ergeyga gaarka ah ee qaabilsan wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland oo Muqdisho ka bilaa...

Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ah ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha u qaabilsan horumarinta wada-hadallada dowladda Federaalka iyo ...

Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya oo ay dacwad ka gudbiyeen xildhibaano k...

Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee ka soo jeeda deegaannada SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah dacwad uga gudbiyay Safiirka dowladda ...

Doon ganacsi oo lagu af-duubtay meel u dhow Soomaaliya iyo faah faahin kooban oo laga bix...

Wararka hoose ayaa sheegaya in dooni lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya, taasoo keentay qeylo dhaan iyo walaac laga qabo inay dib u...

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka oo howlgallo ka fuliyay gobolka Mudug

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo Saaxiibada Caalamiga ah ayaa Saakay oo Sabti ah waxa ay Howlgallo Cirka ah ka fuliyeen degaa...

Live Now

English News

Facebook Feed