HomeWararka

Wararka

Guddoomiye ku xigeen lagu dilay magaalada Muqdisaho iyo faah faahin laga bixiyay

Guddoomiye ku xigeenkii  maamulka iyo Maaliyada degmada Awdhiigle ee gobolka Shabeelada  Hoose ayaa kooxo hubeysan ku tookteen mag...

In ka badan 30 Al shabaab ah oo lagu dilay xadka Sh Dhex & Galgaduud

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dileen dagaal yahano ka tirsan Al-shabaab, kadib howlgallo ka dhacay xadka Hirshabeele iy...

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Hor-yimid Go’aankii Guddiga Doorashooyinka ay Ku ...

Xisbiyada ugu waa weyn mucaaradka Somaliland ayaa ka hor yimid go'aankii Guddiga Doorashooyinka ee shalay soo saareen, taas oo lag...

Masuuliyiin ka socoto Jubaland oo gaaray Gedo

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Dowladda Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Luuq...

Ra’iisul Wasaaraha oo xarigga ka jaray xarun muhiim ah

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xarigga ka jaray xarunta dhexe ee keydka Daawada Soomaaliya, taas dabooli doonta baahiyaha  dad...

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo amar duldhigay dadka daggan xarumaha danta guud

Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in dadka deggan goobaha danta guud ay ka baxaan, xarumahaas ayuu ka dhawaajiyay in ay d...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay soo iibsatay diyaaradaha dagaalka

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay horay usoo iibsatay saannad ciidan iyo hub culus oo loogu talagalay in lagula dagaalo Al-s...

Xasan Sheekh oo gaaray Jowhar iyo jeedka safarkiisa

Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle, waxa...

RW Soomaaliya oo la kulmay Guddi loo xil-saaray dib u daabacidda lacagta Soomaaliya

Ra'iisul Wasaaraha ayaa kulan la yeeshay guddiga dib u daabacida lacagta shillin Soomaaliga ah, taas oo loo saaray guddi gaar, wax...

Guddiga Doorashada Soomaliland oo Shaaciyay Jadwalka doorashada.

Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa Go'aamiyay in Doorashooyina Somaliland, ururada Siyaasadda ayaa laga dhigay in la bilaabo d...

Dib u bilaabida wadahadaladii Soomaaliya & Somaliland oo la isku afgartay

Madaxweynaha  Somaliland ayaa kulan la yeeshay Ergeyga gaarka ah  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay kulankaan ayaa looga hadlay ...

Taliyaha Ciidamada lugta Soomaaliya oo tagay furimaha dagaalka

Taliyaha Ciidamada dhulka Soomaaliya ayaa tagay furimaha dagaalka ee degmad Galcad, halkaas goob furin ah oo ciimada dowladda ay j...

Live Now

English News

Facebook Feed