HomeWararka

Wararka

Soomaaliya oo bilowday qorshe dib loogu habeynayo nidaamka dowladnimo ee dalka

Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday qorshe istaraatiiji ah oo wax looga beddelayo hannaanka dowladnimo ee dalka. Qorshahan oo loo...

In ka badan 100 dhalo oo qamri ah oo lagu soo bandhigay magaalada Garowe kadib howlgallo c...

Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Saldhiga Galbeed ee Degmada Garoowe ayaa hawl-gal ay sameeyeen ku soo qabtay 109 Dhalo oo Ka...

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Damaca Itoobiya Ee Deka...

Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa soo dhaweeyey damaca dawladda Itoobiya ee maalgashiga dekedda Saylac ...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar gaarsiiyay magaalada Laascaanood

Hay’adda Ka Hortagga Masiibooyinka Soomaaliya  ayaa 500 oo Tan oo Raashin ah gaarsiisay shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood e...

Booliiska Uganda oo fashiliyay qorshe la doonayay in lagu qarxiyo kaniisado ku yaal dalkaa...

Booliiska Uganda ayaa fashiliyay weerar bambaano oo ay kooxda fallaagada Allied Democratic Forces (ADF) ku qaadeen kaniisado ku ya...

Ciidamada Itoobiya oo madaafiic ku garaacaya deegaanada ay maamulaan Al-Shabaab ee gobolka...

Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa madaafiic ku garaacay deegaano duleedka ka ah degma...

Maxkamad ku taal Kismaayo oo xukun ku riday nin horay u dilay hooyadiis

Maxkamadda Magaalada Kismaayo ee maamulka Jubalandayaa saaka shaacisay xukun dil ah oo ay ku ridday 29 bishii 8aad ee sannadkaan X...

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday bar koontarool oo ciidamada ammaan...

Faah faahinno ka soo baxay Khasaaro kala duwan oo ka dashay dagaal ka dhacay Shabeelada Hoose kadib weerar dagaalyahano ka tirsan ...

Wasiirka arrimaha dibadda Iran oo uga digay Israa’iil haddii ay joojin weyso weerarada ka ...

Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran ayaa ugu baaqay Israa’iil inay joojiso weerarrada ay ku hayso Gaza, isagoo ka digay in dagaalku ...

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug oo ku dhaawacmay Weerarkii Al Shabaab ay ku qaade...

Guddoomiye ku xigeenka degmada Guriceel Shaafi Cabdi Jaamac iyo taliyaha saldhiga degmada Cismaan Xudey ayaa la sheegay in ay ku d...

Ruushka oo maanta ku garaacday gantaallo Ukraine, xilli uu dagaalku ka socdo Waqooyiga Bar...

Iska horimaadyada ka dhacay xadka waqooyi bari ee Ukraine ayaa si weyn uga sii daray ayuu yiri taliyaha ciidamada dhulka ee Kyiv ,...

Mareykanka oo u ogolaaday qoysaska diblumaasiyiinta in ay ka baxaan Israa’iil xiisadda ka...

Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa la sheegay inay u ogolaatay shaqaalaha aan muhiimka ahayn iyo qoysaska dublamaasiyiinta...

Live Now

English News

Facebook Feed