HomeWararka

Wararka

Dhimasho iyo dhaawac ka dashay gaari dad shacab ah ay la socdeen oo lagu weeraray qaraxyo ...

Labo qof ayaa ku dhimatay shan kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii qof uu weeraray bas marayay magaalada Dakar ee caasimadda...

Wasaaradda amniga Koofur Galbeed iyo ATMIS oo kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Baraaw...

Wasaaradda amniga Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay ammaanka ku qabatay degmada Baraawe, kulankaas ayaa waxaa ka...

Madaxweynaha Puntland oo sheegay xilliga ay dhaceyso dooraashada maamulkaas

Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka dhawaajiyay in uusan dooneyn muddo kororsi ku aaddan xukumadiisa,  waxaa uu meesha ka saaray hadal...

Howgallo ka dhan Al Shabaab oo ka dhacay Shabeelada Dhexe

Dowladda Soomaaliyaa ayaa sheegtay khasaaro kala duwan ay gaarsiiyeen Ururka Al-shabaab howlgallo ka dhacay gobolka Shabeelada dhe...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Xukun lagu riday 36 nin oo ajanabi ah (DAAWO)

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabaysay dacwad la xiriirtay kaluumaysi sharci daro ah oo 36 nin oo ajanabi ah lag...

Weerar culus oo Al Shabaab lagula eegtay xadka Galguduud & Shabeellaha Dhexe

Warar faahfaahsan ayaa ka soo baxaya weerar khasaare baaxad leh loogu gaystay xooggaga Al Shabaab oo ka dhacay xadka gobollada Gal...

Saraakiil & dad kale oo lagu qafaashay buurta Gacan Libaax oo la soo daayay

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in si nabad ah lagu soo daayay 8 qof oo saraakiil ka mid tahay oo dhawaan mal...

Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay qaraxii kulliyada tababarka

Kulankii khamiislaha ee Golaha Wasiirada Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay qaraxii dhawaan ka dhacay xerada tababark...

Ruushka oo Soomaaliya ka cafiyay dayn malaayiin doolar ah

Xukuumada Ruushka ayaa qaaday tilaabo lagu macneeyay inay wax wayn ka tari doonto hannaanka dayn cafinta Soomaaliya, ka dib markii...

Wararkii u dambeeyay afgambiga ciidan ee ka dhacay dalka Niger

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa afgambigii ciidan ee shalay ka dhacay dalka Niger ee galbeedka Afrika, iyadoo koox ka t...

Hoggaan cusub oo loo doortay SSC Khaatumo

Afartan iyo shan xubnood oo noqon doona hoggaanka cusub ee SSC Khaatumo ayaa maanta lagu dhaariyay magaalada Laascaanood ee xarunt...

Soomaaliya & Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis “muhiim ah”

Dawladaha Soomaaliya & Talyaaniga ayaa magaalada Rome waxay ku kala saxiixdeen heshiis “muhiim ah” oo ku aadan iskaashiga laba...

Live Now

English News

Facebook Feed