HomeWararka

Wararka

Ciidamada Itoobiya oo 24 saac gudahood ku amray in uu gobolka Gedo kaga baxo Wasiirkii hor...

Siyaasiga Korneyl Barre Aadan Hiiraale oo ka mid ah Siyaasiyiinta caanka ah ee ka soo jeeda Gobolka Gedo, ayaa sheegay in Saraakii...

Madaxweynaha Soomaaliya oo masuuliyiin Turki ah oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Dhuusamarre...

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey Turkiga taageerada ay siinayaan dhinacyada horumarka, amniga iyo bini’aadantinimada ...

Mareykanka oo ku baaqay in la xoojiyo dagaalka lagula jiro Al-Shabaab ka dib kulankii Xasa...

Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in loo baahan yahay in la joogteeyo dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab ...

Hawlgalka Midowga Afrika oo cambaareeyay weerarkii Al shabaab ay ku qaadeen Beledweyne

Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Sabtidii Al-...

Maamulka SSC khaatumo  oo magacaabay Xoghayeyaasha Golaha Fulinta ee maamulkaas.

Maamulka SSC khaatumo  ayaa maanta magacabay  Xoghayeyaasha Golaha Fulinta  ee maamulkaas, kulan ayaa waxaa ka soo qeyb galay ma...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulan heer sare ah la qaatay Soomaalid Mareykanka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, aya booqasho ku tagay gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kula ...

Somaliland oo war culus ka soo saartay mowqifkeeda ku aaddan wadahadalada Soomaaliya

Somaliland ayaa ka dhawaajisay in furitaanka wadahadalada Soomaaliya ay la leeyihiin uusan aheyn mid ka turjumaya in diib loo mido...

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa dib u bilaabaya dhaq-dhaqaaqa ciidan kadib weerar ay Al-Shab...

Maamulka Gobolka Hiiraan ee uu hoggaamiyo Cali Jeyte Cismaan ayaa ku dhawaaqay in uu dib u bilaabanayo howlgallada ka dhanka ah Al...

Xoghayaha Difaaca Mareykanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo Yeeshay Kulan Xasaasi ah Dalka...

Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay madaxweynaha Soomaaliya, kulankaan madaxweynaha waxaa...

Madaxweynaha Jubaland oo saxiixay xeer muhiim ah oo ka yimid dowladda dhexe

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa maanta sixiixay Saddex Xeer oo muhii m ah kuwaas oo ay soo gudbiyeen qaar kamid ah wasaar...

Roobab ma hiigaan ah oo ka da’aday maamulka SCC-khaatumo

  Roobab ma hiigaan ah ayaa ka da'aday deegaanno dhowr ah oo ka tirsan maamulka SSC-khaatumo, kuwaas oo ay dadku ku diirsa...

Duqeyn cirka ah oo lagu dilay hogaamiyihii sar sare oo ka tirsan Al-Shabaab gobolka Galga...

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ka dhacay magaalada Ceelbuur lagu bartilmaameedsaday horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaa...

Live Now

English News

Facebook Feed