HomeWararka

Wararka

Mareykanka oo sii ballaarinaya joogitaankiisa militari & sirdoon ee Soomaaliya, iyada...

Iyadoo marmarsiiyo looga dhigayo la-dagaallanka Daacish, Mareykanka ayaa la sheegay inuu sii xoojinayo joogitaankiisa militari iyo...

Ku dhawaad 15 AlShabaab ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Baay

Ciidamada Danab ee ka tirsan kuwo Xoogga Soomaaliya ayaa la sheegay in howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen Gobolka Baay in lagu d...

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Afrikaanka ah ee sababay in wax laga beddelo qariirad...

Soomaaliya ayaa ka mid noqotay 164 dal oo Qaramada Midoobay u codeeyay qaraar ay Afrika hormuud ka tahay, kaas oo lagu doonayo in ...

Duulimaadyada tooska ah ee Soomaaliya &Cumaan oo maanta dib u bilowday

Duulimaadyada tooska ah ee Soomaaliya iyo Cumaan ayaa maanta oo Khamiis ahayd, dib u bilowday kaddib muddo ka badan 30 sano. Shirk...

Somaliland oo xil-ka-qaadis ku sameysay masuuliyiin ka mid ahaa guddoomiyayaal goboleed

Madaxweynaha Somaliland  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta soo saaray wareegtooyin isugu jirtay magacaabid, xil...

Somaliland oo wakiillo cusub u magacawday Midowga Yurub, Midowga Afrika & IGAD

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta shaacisay wakiillo cusub u ay magacawday inay ku metelaan Midowga Yurub, Midowga Afrika, urur-go...

Qaramada Midoobey oo sheegtay in Boosaaso loo adeegsado gudbinta hubka & askarta ku s...

Warbixin maanta ka soo baxday Qaramada Midoobay ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Soomaaliya ku xustay marinno la...

Koonfur Galbeed oo shaacisay khasaaraha weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa faahfaahin ka bixiyay weerarkii iyo dagaalkii xoogganaa ee maanta ka dhacay magaalada Baydhabo, iyad...

Koonfur Galbeed oo xog ka bixisay khasaaraha weerarkii Baydhabo iyo qaraxyadii lagu weerar...

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa booqday maanta Xerada Boonkaay oo ku taalla duleedka magaalada Baydhabo, halka...

Dowladda Soomaaliya oo xoogagga Laftagareen ku tilmaantay “Argagixiso”, kadib ...

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa xoogagga taageera madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta...

WAR DEGDEG AH: Dagaal culus oo Baydhabo ka socda & khasaare ka dhashay

Dagaal culus ayaa aroortii hore ee saaka ka qarxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kaas oo u dhexeeya ciidamada dowlad...

DFS oo Shiinaha kala hadashay la dagaallanka kooxda Alshabaab iyo taageerada amniga 

Kadib kulan maanta ku dhexmaray magaalada Muqdisho Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi iyo Safiirka Shiinaha u ...

Live Now

English News

Facebook Feed