HomeWararka

Wararka

Turkiga oo doonyo ku wareejiyay ciidamada badda Soomaaliya

Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya ku wareejisay doonyo dagaal oo loogu talagalay xoojinta awoodda Ciidanka Badda iyo Ilaalada Xeeba...

Puntland oo digniin culus ka soo saartay roobab dabaylo xooggan wata inay ka da’aan ...

Xarunta Maareynta Xogaha Puntland ayaa maanta soo saartay bayaan laba bog ka kooban oo ay kaga hadashay xaaladdaha saadaasha rooba...

SoDMA oo ka digtay roobab, fatahaado iyo dabeylo xooggan inay ku dhufan doonaan Soomaaliya...

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) ayaa soo saartay digniin ku saabsan xilliga roobabka Deyrta ee la filayo inuu ...

Soomaaliya oo dalalka maraakiibta looga afduubay gudaha dlaka ugu baaqday inaysan burcad-b...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa ugu baaqay dowladaha ay maraakiibtoodu ku jiraan gacanta burcad-badee...

Soomaaliya oo ku soo bandhigay caqabaha amni ee heysta shirka dalalka dhex-dhexaadka oo ka...

Madaxweynaha  Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Belgrade ee dalka Serbia maanta kaga qeyb galay Shirka dalalka Dhe...

Turkiga oo markii ugu horreysay shaaciyay tirada ciidamada Haramcad ee uu tababaray Soomaa...

Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horreysay shaacisay tirada qeyb ka mid ah ciidamada Gaarka ah ee Haramcad ee u ay tababartay Soom...

Yemen & Soomaaliya oo ka wadahadlay amniga Badda Cas iyo ka hortagga Burcad Badeeda

Kulan magaalada ee dalka Qatar ku dhexmaray Wasiirka Arrimaha Dibadda Yemen Afrah Al-Zouba & Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xa...

Madaxweynaha Soomaaliya oo shir caalami ah uga qaybgalaya Serbia

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo galinkii dambe ka degay magaalada Belgrade ee caasimadda Serbia ayaa lagu casuum...

War degdeg ah: Duqeyn ka dhacday Shabeellaha Hoose oo lagu beegsaday gaari walxa qarxa wad...

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in iyada oo la kaashanayo saaxiibada caalamka in duqeyn ka dhacday deegaanka D...

Garsoorka Somaliland oo xukun xatooyo ku riday ku dhawaad 10 ruux oo lagu helay musuq-maas...

Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex ee Somaliland ayaa maanta shaacisay in xukun ku ridday 8 qof oo lagu helay eedeymo la xiriira musu...

Dadkii guryahoodii laga burburiyay Muqdisho oo dhul la siinayo

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta bilaabay qorshe wax looga qabanayo xaaladaha iyo cabashooyinka dadka ay saameeyeen howlaha b...

Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal Alshabaab looga qabsaday Basra

Warar dheerad ah oo soo baxaya ayaa sheegay inay si buuxda ay ciidamada dowlada Soomaaliya ay maanta ula wareegeen aagag ku dhow d...

Live Now

English News

Facebook Feed