HomeWararka

Wararka

Ra’isalwasaare Xamse oo si adag uga hadlay waraaqdii Madaxweynaha Puntland u diray Q...

Xamse Cabdi Barre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay warqad uu Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni,...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Addis Ababa

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada caasimadda Itoobiya, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Ra’...

Aljeeriya oo Israa’iil ku Eedaysay inay Doonayso Kala Qaybinta Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Aljeeriya, Axmed Cadaaf, ayaa Isniintii shalay Israa’iil ku eedeeyay inay isku dayayso inay kala qaybiso...

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo eedeymo culus u jeediyey dhinacyada diidan in ciidamada Xo...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay murunada dhinacyada siyaasadeed ee ka dhex jira dowladda dhexe iyo ma...

MSF oo digniin ka soo saartay dagaallada Baydhaba & khasaaraha oo gaaray in ku dhow 7...

Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee MSF ayaa walaac xooggan ka muujisay dagaallada sii kordhaya ee magaalada Baydhaba iy...

Waa sidee Xaaladda Baydhabo oo dagaallo culus ka dheceen ay ka dheceen maanta?

Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa si caadi ah ku soo laabatay maanta wixii ka dambeeyey 12:30 Duhurnimo, kadib dagaallo sacado bada...

Dagaal khasaare geystay oo Baydhabo ka socda & wararkii ugu dambeeyey

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaal kooban uu halkaasi ...

Hay’adda Duuliska Soomaaliya oo digniin ka soo saartay duulimaadyada diyaaradaha Somalilan...

Dowladda Soomaaliya ayaa shirkadaha diyaaradaha ee isticmaala garoomada ku yaalla maamullada Jubbaland iyo Somaliland ugu digtay i...

Waalidiin sheegay inay ka maqan yihiin carruur ka badan 100 oo isu soo bax ka dhacay Garoo...

Waxaa banaanbax maanta ay ku dhigeen magaalada Garoowe tobanaan waalidiin hooyooyin u badan ay baaq ugu direen Dowladda Federaalka...

dalal xulafo la ah Soomaaliya oo ka wadahadlay taageerada amniga ee ay siiyaan dowladda dh...

Dowladdaha Sucuudiga, Qatar, Turkiga, Britain iyo Mareykanka ayaa kulan ka yeeshay sidii loo taageeri lahaa amniga iyo xasilloonid...

Wasiir Fiqi “Weerarrada Argagixisadu Muqdisho 87% hoos ayey u dheceen—Yaan naxariis ...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda ay dadaal iyo awood badan gelisay sugidda amniga...

Urur laga reebay doorashada ku celiska ee Galmudug oo dalab cusubu diray Madaxweyne Xasan ...

Iyada oo lagu wado maalmaha soo socda in la qabto markii 2-aad doorashada ku celiska ah ee Galmudug ayaa waxaa tabasho weyn ka muu...

Live Now

English News

Facebook Feed