HomeWararka

Wararka

Wafdi Ballaaran oo ka socda DFS oo Gaaray Baydhabo iyo kulamo socda

Iyada oo maanta ay degan tahay xaalada amni ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa gaaray Wafdi ballaaran oo ka socda Dowladda Federaalk...

Ciidamada Amniga Somaliland oo Hargeysa ka wada baadi-goob nin dil geystay

Laamaha amniga Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka wada howlgal ay ku baadi-goobayaan nin lagu eedeeyay inuu dil maanta u geysta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamig...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay...

Faahfaahin dheeraad ah oo kasoo baxaya khasaare ka dhashay dagaalkii maanta ka dhacay Bayd...

Warrarka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in khasaare dhimasho...

Madaxweynihii Koonfur Galbeed oo ku dhawaqay iscasilaad 

Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ahaa madaxweyne ayaa caawa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii madaxweynaha, kaddib xa...

Maxaa ka jira in Madaxweyne Laftagareen diyaarad uga baxay Baydhabo?

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xaqiijiyay in Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Xasan Laftagareen, uu weli ku sugan yahay xarunta...

Maxaa ka jira in wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed oo isu dhiibeen ciidamada dowladda ee B...

Wasiirro ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka soo muuqday dhinaca ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya DFS ee la wareega...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalka ka socda Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay dagaallo ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo, iyadoo sheegtay in...

DEGDEG: Dagaal culus oo ka qarxay Baydhabo iyo wararkii ugu dambeeyey

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in goor dhow uu halkaas ka qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya laba ciidan oo l...

Xog dheeraad ah oo laga helayo kulan dhexmaray Madaxweynaha Puntland iyo saraakiil Itoobiy...

Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay qunsulka Itoobiya ee Puntland, Tagesse Lambam...

Qaramada Midoobey oo war kasoo saartay dadka ku barakacay Koofur Galbeed

Qoraal uu soo saaray isku duwaha arrimaha bini’aadantinimada ee Soomaaliya George Conway ayaa lagu sheegay in xiisadaha iyo iska h...

Mas’uuliyiin sare oo Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlay xiisadda Koonfur Galbeed

Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed, iyo siyaasiyiin kale, aya...

Live Now

English News

Facebook Feed