HomeWararka

Wararka

DFS oo ku eedeysay madaxweynaha Koonfur Galbeed “inuu xiriir la leeyahay Alshabaab uuna he...

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa eedeyn culus u jeedisay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagar...

Ciidanka Dowladda oo la wareegay Daynuunaay kadib dagaal khasaare dhaliyay

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka Daynuunaay ee gobolka Bay, kadib dagaal culus oo ay ...

Midowga Afrika oo war ka soo saaray xiisada colaadeed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa ka hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Dowlad Goboleedka Koonf...

DFS oo si adag u cambaaraysay doorashadii Baydhabo ka dhacday, kuna tilmaantay “fal ...

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa si kulul uga hadashay doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo, iyadoo ku tilmaantay mid “...

DEG-DEG: Laftagareen oo mar kale loo doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa mar kale ku guuleystay xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed, kadib doorasho deg-deg ah oo...

DEG-DEG: Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Baydhabo lagu doortay

Cali Saciid Fiqi ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Koonfur Galbeed, kadib doorasho maanta ka dhacday maga...

WAR DEGDEG AH: Ciidamada Badbaadada Koonfur Galbeed oo ku wajahan Baydhabo oo doorasho ka ...

Ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin kuwa la baxay “Badbaadada Koonfur Galbeed” oo ay horkacayaan siyaasiyiin ka tirsan Dowlad...

Sidee dalal ay ku jirto Soomaaliya oo Afrikan ah u sameeyey qiimo kaca Shidaalka?

Yaraanta shidaalka iyo kororka qiimaha baatroolka ee caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa si weyn u saameeyay darawallada mootoo...

Dagaalka Bariga Dhexe oo la digay in uu sababo inay dib isu soo abaabusho kooxda Daacish, ...

Wargeyska The Times ee ka soo baxa magaalada London ayaa warbixin uu daabacay ku sheegay in dagaalka Maraykanka uu kula jiro Iran ...

DFS oo lagu eedeeyay in ay Xabsi guri ka dhigtay taliyihii Asluubta ee xilka laga qaaday

Qaar ka mid ah xubnaha mucaaradka ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay xabsi guri ka dhigtay Taliyihii hore ee Cii...

Koonfur Galbeed oo shaacisay jadwalka doorashada, yada oo lumisay ku dhawaad 10 magaalo oo...

Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashooyinka Golaha Wakiillada ee maamulkaasi, kaasi oo in...

Howlgal ka dhacay magaalada Jilib oo lagu dilay madaxii isku xirka gudaha iyo dibadda ee A...

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay in Howlgallo qorsheysan oo ka dhacay magaalooyinka Jilib ee Jubbada Dhexe iyo...

Live Now

English News

Facebook Feed