HomeWararka

Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo fariin u diray shirkadaha korontada kaddib dabkii xalay k...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa sheegay in lala xisaabtami doono Shirkadaha Korontada, kadib dab xalay ...

Wiilal dhalinyaro ah oo ku dhintay Badda Berbera iyo faah faahin laga bixiayy

Laba wiil oo dhalinyaro ah ayaa shalay galab ku naf waayay  Somaliland ka dib markii ay ku qaraqmeen badda Berbera, waxaa  lagu ka...

Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqay hadal ka duwan kuwii hore fariina u diray mucaraadka...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si cad u sheegay in uu doonayo in uu wada hadal la yeesho kooxaha ka soo horjee...

Boqolaal ciidamo ah oo lagu soo bandhigay gobolka Mudug iyo faah faahin dheeraad ah oo lag...

Ciidamo loo diyaarayay dagaalka ka dhan ah kooxda Al shabaab ayaa lagu soo bandhigaya magaalada Bacaadweyne ee gobolka Mudug, kuwa...

Hay’adda ka hortagga masiibooyinka Soomaaliya oo sheegtay in 50 ruux ay ku dhintay guud ah...

Daadad ka dhashay roobab xooggan oo billowday horraantii Oktoobar ee Soomaaliya ayaa dilay 50 qof, in ka badan nus milyan kalena w...

Madaxweynaha Somaliland Iyo Murashaxa Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka...

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo Khamiis ah magaalada Hargeysa kula kulmay Musharraxa Madaxweynaha ee Xi...

Socdaalkii ka madaxweynaha Soomaaliya ee dalka Burundi oo laga soo saaray war-murtiyeed k...

War-murtiyeed wadajir ah oo ku saabsan socdaalka shaqo ee Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud uu ku joogo Jamhuuriyadda...

Maxkamad ku taal magaalada Muqdisho oo fariisatay dhegaysiga Dacwad loo haysto Saraakiil d...

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhegaysiga Dacwad loo haysto Saraakiil dowladdeed oo ku eedaysan musuq maasuq...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo muddo lix bilood ah u kordhiyay howlgalka Midowga...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa  ansixiyay qaraar lagu kordhinayo oggolaanshaha ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaar...

Degmada Mahadaay oo laga soo warinaayo xaalad bini’aadantinimo oo adag

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in xaalad bini’aadantinimo ay ka jirto degmada Maha...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay khasaarihii ka dashay daadadkii iyo fatahaadii ku dhufta ...

Ka dib roobab aan kala joogsi lahayn oo loo aaneeyay El Nino iyo daadad, Soomaaliya waxaa soo food saartay xaalad aad u xun, oo 42...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku tagay dalka Burundi maxuu yahay ujeedka socdaalkiisa

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku tagay dalka Burundi, isagoo la kulmi doona ...

Live Now

English News

Facebook Feed