HomeWararka

Wararka

Wararkii u dambeeyay rabshadaha Faransiiska

Habeenkii afaraad dalka Faransiiska waxaa ka taagan rabshadaha & carada ka dhalatay dilka wiil 17 jir ah oo asal ahaan ka soo ...

Ruushka oo duqeymo xooggan xalay u gaystay magaalada Kyiv

Military-ga Ruushka ayaa xalay duqeymo ba’an u gaystay magaalada Kyiv ee caasimada Ukraine, sidaasi waxaa sheegay masuuliyiin ka t...

Dowladda Soomaaliya oo Qaadaneysa 10 Kun oo Macalin iyo Sababta oo La Sheegay

Dowladda Soomaaliyaa sheegtay in 10 kun oo macalin ay qaadan doonto seddexda sanno ee soo aadan, kuwaas oo loo diyaarin doono must...

CIA oo sheegtay in fursad dahabi ka dhex aragto dagaalka Ruushka & Ukraine

Agaasimaha laanta sirdoonka dalka Mareykanka William Burns ayaa sheegay in fursad dahabi ah oo aan la dayici karin ay ku dhex arka...

Gantaalihii Iran siisay Suuriya oo dhula soo dhigay madaafiic Israel soo riday

Gantaalo cusub oo ah nidaamka difaaca oo dhawaan Iiraan si qarsoodi ah ku siisay Suuriya ayaa sidii la filayay u hawlgal galay ka ...

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Puntland iyo faah faahin laga bixiyay.

Puntland ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen xubno ka titsan Ururka Al-shabaab, kuwaas oo qorsheynayay in qaraxyo iyo weeraro k...

Axmed Madoobe oo Fariin u diray Somaliland dagaalka Laascaanood.

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka  Jubaland ayaa ka hadlay dagaalka Dheeraaday iyo xiisadda ka taagan magalaada Laascaanood ee xarun...

Sidee Looga Xusay Laascaanood Munaasabada 1-da Luulyo.

Markii ugu horreysay ayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxa looga dabaal dagay munaasabadda 1-da Luulyo ee 63-da ...

Guddiga SSC-khaatumo oo Soo Bandhigay Ciidan Cusub.

Isimmada SSC gobolka Sool  ee magaalada Laascaanood ayaa soo xiray tababarka wajiga 1-aad  Ciidan ka shaqeynaya ammaanka gobolka S...

Faransiiska oo qas & jahwareer uu ka jiro & Macron oo xaalku ku adag yahay

Dibadbaxyada rabshadaha wata ee ka dhashay dilka wiil dhalinyaro ah oo booliisku toogasho ku dileen ee aloosan dalka Faransiiska a...

Israel oo ka walaacsan hub casri ah oo difaaca hawada ah oo Xisbullah la soo baxday

Warbaahinta Israel ayaa ku warantay in ciidamada Israel ay ka walaacsan yihiin waxa ay ku tilmaameen “isbeddel weyn oo ku yimid ha...

Cali Jeyte oo Bilaabay Tallaabooyin Kaga Sii Daraya Xaaladda Hirshabeelle

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte ee ku dhawaaqay maamulka aanan heysan aqoonsiga ee Hiiraan State aya...

Live Now

English News

Facebook Feed