HomeWararka

Wararka

Muxuu yahay isbeddelka ku yimid xisbiga Labour-ka ee aqoonsiga Falastiin?

Hoggaamiyaha xisbiga Labour-ka ee dalka Britain Sir Keir Starmer ayaa lagu soo waramayaa in uu dib u dhigi doono aqoonsiga Falasti...

Maamulka Galmudug oo ka hadlay dagaalada & colaada ka taagan maamulkaas isla markaana...

Maamulka Galmudug ayaa warsaxaafadeed ku aaddan laba beelood oo wada dega galbeedka gobolka Mudug kuwaas oo maanta dagaal sababay ...

Puntland oo war culus & baaq ka soo saartay dagaal beeleeyda ka socdo gobolka Mudug...

Maamulka Puntland ayaa warsaxaafadeed & baaq nabadeed kasoo saaray dagaal beeleed culus oo ka taagan gobolka Mudug kaasoo dhal...

Hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo dalab u gudbiyay Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliya

Hoggaamiyaha maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa kulan muihiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Hay’adda Ma...

Booliiska Soomaaliya oo xabsiga dhigay ku dhawaad 10 askari oo ka tirsan Ciidamada

Howlgal ay  sameeyeen Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa lagu soo qabtay 9 Eedeysane oo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee ...

Itoobiya oo war cusub ka soo saartay warar lagu faafiyay Internet-ka oo la xariiro in ay k...

Dowladda Itoobiya ayaa beenisay warar dhawaan lagu faafiyay baraha bulshada ee sheegayay Adis Ababa ay go'aansatay in ay ka laabat...

Dawlada Soomaaliya oo aragtida gooni goosadka ku dartay Khataraha amniga qaranka

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii khamiislaha ahay, kaasoo oo uu shir guddoomiyayay Ra'iisal...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka Kenya oo loogu baaqay in uu iscasilo haddaba maxaa l...

Madaxweyne ku xigeenka kenya Rigathi Gachagua ayaa dalbaday in Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee Nuuradiin Haji uu ...

Faah faahino ka soo baxaya dagaal beeleedyo khasaaro dhaliyay oo ka socdo gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen labo maleeshiyo beeleed, waxana la soo baxaya...

Booliiska Caalamiga ah iyo Kan Soomaaliya oo nin ku eedeysan dil gacanta ku dhigay dalka d...

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa maanta ka dejiyey magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland Eedeysane Maxamed Cumar Ciise...

Soomaaliya oo hishiis la gashay Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC

Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la gashay Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC si loo xalliyo deyn dhan 36 milyan oo dollar....

Muuse Biixi iyo Xasan Sheekh oo warbaahinta isku mariyay hadallo ku aaddan hishiiskii badd...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, mar kale soo hadal qaaday dhaqan gelinta hishiiski is-af-garadka ahay ee ay kala saxiix...

Live Now

English News

Facebook Feed